29/12/2024
Anwaar Online Academy
Anawaar Online Academy Waa madarasad hab Online ah laguugu baraayo Caruurta:
Farbarida Xifdinta Quranka Kariiimka iyo Barida kutubta asaasiga.
29/12/2024
اسمعو صوةالقاري عبدناسر محمد خوليدقرءاة سبع المتواترة من ضريق الشاظبية
19/11/2022
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun
Waxaan murugada iyo tacsida la qaybsanaya qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodey Alle ha u naxariistee, Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamuud oo ku geeriyoodey magaalada Garoowe.
Garaad Saleebaan Garaad Maxamed waxa uu ka mid ahaa hoggaanka dhaqanka Soomaaliyeed ee soojireenka ah ee udub-dhexaadka u ahaa nabadaynta, dib-u-heshiisiinta iyo dowlad-dhiska dalka.
Waxaan Marxuumka Alle u weydiinayaa in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskii, qaraabadii iyo guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuumku.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Gedo
Garbahaarrey