معهد الحافظ الذهبي للعلوم الشرعية والعربية
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from معهد الحافظ الذهبي للعلوم الشرعية والعربية, Education, Garbahaarrey.
معهد الحافظ الذهبي للعلوم الشرعية والعربية
جربهاري-جدو- الصومال
Sh Maxamed Axmed Maxamed maamulihii h**e ee machadka rugcadaa waqti iyo waayo adag la soo maray Machad Xaafidu Al- dahabi oo nagala soo qayb galay xaflad lagu abaal marinayo ardada kaalimaha h**e ka galay machadka oo waano wax sheeg noogu imaaday runtii waxaad tahay masuul mudan duco iyo in ilaahay loo baryo marwalbo, maanta waxaa la guranayaa mirihii aad soo saarteen adiga iyo ragii kula midka ahaa , ikhlaaskii aad ku aas,aasteen machadka iyo duruufihii adkaa ood la soo marteen maanta meesha uu marayo iyo hormarka uu tiigsaday waa wax ilaahay iyo umadiisabo marqaati ka yihiin .
Mahadsanid kun iyo kow jeer Sh Maxamed Xujur
15/12/2025
Waxaa galabta oo isniin ah nagu soo booqday MACHADKA XAAFIDU AL- DAHABI Ee Dagmada Garbaharrey , Sh Maxamed Xasan yuusuf oo kamid ah culimada deegaankaan udhalatay balse hada nooga yimid dalka dibadiisa, booqasho kadib sheekha ayaa ardayda usoo jeediyay waano aad iyo aad uqiimo badan oo dhinacyo badan taabanayso isagoo ugu danbayn kula dardaarmay ardada in ay ku dadaalaan akhlaaqda wanaagsan .
Waxaa isna kulanka qayb ka ahaa Sh Maxamed Ibraahim oo ka mid ah gudiga Machad Xaafidu Al- dahabi
15/12/2025
KUSOO DHAWAADA PAGE-KA RASMIGA AH EE MACHAD XAAFIDU AL-DAHABI
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
252