Kabasa Primary School
Doorashada Gudoonka Iskuulka
๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ๐ฅ
Kabasa Primary School
Kabasa primary school's Slogan is , One child ,one pen and one teacher can change the world.
21/05/2025
Kabasa Primary School
Waxaa maanta iskuulka hoose dhexe ee kabasa lagu qabtay lagu dooranaayey Gudoomiyaha Gabdhaha (head gir) iyo Gudoomiyaha wiilasha (head boy) iyo ku xigeenadooda.
Waxey aheed doorasho ardey kasta iyo macalinkasta uu codkiisa si xor ah uu u dhiibanaayey oo lagu codeynaayey sanduuqa codeynta ( )
Waxaa tartanka uu u dhaxeeyay 8 oo u tartamaayey 4 boos
Codeyn dheer oo waqti qaadatay kadib waxaa la galay waqti yar oo nasiino ah oo gudiga codadka ku tirinaayeen.
Waqti yar kadib waxaa guddigu ay shaaciyeen natiijada doorashada halkaas waxaa kusoo baxay 4 arday oo sanad dugsiyeedka 2025/2026 wadi doona howlaha iskuulka i.a
1. (bukurow) madaxa wiilasha (
2. madaxa gabdhaha ( )
3. ku xigeenka madax wiilasha ( )
4. ku xigeenka madaxa gabdhaha( )
Doorashada kadib waxaan halkaas shahaado sharaf ahna shahaado shaqo wanaag lagu gudoonsiiyey gudigii h**e ee iskuulka soo waday kuwaas oo u gudbi doona dugsiga sare imtixaanka kadib i.a
28/12/2024
Tartan u dhaxeeyay ardada iskuulka oo soo socday muddo bil ah oo ay ku tartamaayeen fasalada kala duwan ee iskuulka ayaa ugu danbeyn waxaa isku soo haray labada fasal ee iyo โ๏ธ
Tartan adag kadib waxaan guusha ay raacday fasalka oo noqday Guuleystayaasha iskuulka ๐๐๐๐๐
๐๐๐๐
Ciyaaruhu Waa Caafimaad๐ซก
Waxey U Roon Yihiin Jirka๐ฏ
Waa Jimicsi Dheeli Tiran๐
22/11/2024
SAWIRADA QEYBTA 2AAD EE XAFLADA MAALINTA MACALINKA SOOMAALIYEED๐ฏ๐๐
21/11/2024
WAXAA MAANTA XAFLAD LAGU WEYNEYNAAYO MAALINTA MACALINKA SOOMAALIYEED LAGU QABTAY ISKUULKA
XAFLADAAN WAXAA KASOO QEYB GALAY MACALIMIIN_WAALIDIIN,IYO MARTI SHARAF KALE OO LAGU CAZUUMAY XAFLADA๐ฏ
XALFLADA WAXAA HADALO LAGU AMAANAAYO MACALIMIINTA SOOMAALIYEED KASOO JEEDIYEY KASOO QEYB GALAYAASHA, WAALIDIINTA IYO MACALIMIINTA WAAYA ARAGA AH EE KA SHAQEEYA ISKUULKA KABASA
WAXAA GABAYO, HEESO IYO NASHIIDOOYIN LAGU AMAANAY MACALIMIINTA KASOO JEEDIYEY ARDADA A๐
XAFLADA AYAA SOO DHAMAATAY IYADOO ARDADA GUDDIGA AH AY MACALIMIINTA USAMEEYEEN QADO FUDUD OO MACALIINTA AY UGU TALO GALEEN๐ฏ๐ฏ๐ฏ
๐ฏ๐ฏ๐๐๐
TARTAN CIYAAREEDKII INOO SOO SOCDAY ISKUULKA Kabasa Primary School WAXAA ISKU SOO HARAY KOOXAHA IYO OO KAWADA TIRSAN ISKUULKA Kabasa Primary School
CIYAARTAAS WAXEY DHICI DOONTAA MAALINTA SABTIDA AH TAARIIKHDU KU BEEGAN TAHAY
Waxaa Maanta Ciyaar Dhaxmartay 2bada Koox Ee Fc.Roma iyo SYS oo Kawada Tirsan Iskuulka Kabasa Primary School Waxaa la isla gaaray gool kulaad waxaana 7.6 kusoo baxday
11/10/2024
Waxaa maalinta Barito Ah La Dheeli Doonaa Wareega 3aad Ee Ciyaaraha Iskuulka๐
Waxaa Isla Dheeli Doona Team IYO Team ๐ค
09/10/2024
Natiijada Wareega 2aad Ee Ciyaaraha Iskuulka Kabasa Primary School ๐๐๐๐โฝ๏ธ
Wali wareego kale ayaa dhiman๐ฌ๐ฌ
07/10/2024
Natiijada Wareega 1aad ee tartanka ciyaaraha๐
๐ซต๐ซต๐ซต๐ซต๐ซก๐ซก๐ซก
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Garbahaarrey