Hoyga barbarinta ubadka soomaliyed
Mubarak primary and secondry schoolπππ
Mubarak primary and secondary school
Hoyga barbaarinta iyo hormarinta ardayda soomaaliyeed waxa uu caan ku yahay Cadaalad,sinaan,aqoon
Bismilaah
Waxaan mahad dhamaanted usug natay
Ilahay swt
Nabad cafimad qab nagu soo garsiyay teramkiinii 1kowad 2025/2026
Waxan ogaysiinaynaa dhamaan bahda waxbarashada
Ee Mubarak primary and secondary school
Inuu imtaxaanka ubilawan doono haduu ilahay idmo
Malinta arbacada ah
Oo ay taarikhdu tahay 7/1/20/26
Guud ahaan ardayda diyaar garow wanaagsan idin rajaynaynaa I......a
Maamulaha guud
Mubarak primary and secondry school
Ustaad
C/fitaaax
Alaah cimrigiisa ilaahay haanodhereyo
Bismilaah
Asc
Bacada Salaam
Manta oo arboco ah oo ay taarikhdu tahay
10/12/20/25
Waxaan dood aqoon iswaydaarsi ah loo qabtay
2 fasal f1 f2
Dooda 2 fasal ayaa
Fasalka. F2 kudoodaayeen lacagta faaiidada ayledahay
Oo oo inay lacagtu kamuhiimsantahay
Waxbarashada
Fsalka f1 ayaa ayaga kudoodayay ,,waxbarashada
Waxbarashada inay kamuhiimsantahay lacagta
Dood dheer kadib waxa guulaystay 2fasal
Waxa guulaystay fasalka f1
Hambalyo Classka f1
09/12/2025
ASalamu calaykum
Bacda Salaam
Manta waxa boqosho aaday gudiga schoolka
Mubarak primary and secondary school
Waxay boqosho kutageen scholka
((Markablay primary secondary school)))
Gudigu waxa utagay scholka dhow arimod
1 Boqasho madama ay 2iskuula kadhaxayso
Magaca moye waxwalbo
2 waxay kaloo utageen gudiga codsi ooga yimid dhigoda gudiga scholka markablay madaamada 2dagudi isla shaqeyan
Intaas bacdigeed
Gugdigu waxa uu mahadcelinayaa dhaman maamulka iskuulka ,gudiga iskuulka, ardada iyo cid walbo kaqayb qadaty soo dhawaynta gudiga
Waad mahadsantiin
2da iskuul waa 2 iskuul oo aan kala go,ayn
Bislaah
Asc
Bacda salaan
Waxaa maalinta bari ah oo talaado ah
Oo taarikhdu tahay ::9/12/20/25
Waxaa boqosho aadi doono gudiga schoolka
Mubarak primary and secondary school
Waxaayna boqan donaan
__Markablay primary secondry shool ...
gudigu waxaa uu boqasho iyo dhiragalin iyo isxogwaraysi oogu tagi doonaa shoolka
Madaama 2iskuul ay yihiin kuwo islashaqeeyo dhanwalbo
Oo ay kadhexeyaan arimo badan oo aan lasoo koobi karin
Waaad mahadsantihiin dhamantiin π
Aqoontu waa furaha guusha
Dhiragalintada ardana waa hagaha waxbarashada
Mubarak primary and secondary school
Fidnada aduunka waxaad aaga badbaadi kartaa ,,inaad tahay qof aqoon leh
Maxa yelay jaahilku mayaqaano waxaan masaxbaa mise khalad
Kudadaal aqoonta waxbarasho si aad unoqoto qofka badbaado
Mubarak primary and secondary school
Sheeqena jaliilka ah sh,C/dullahi
Xafidu laaah π€²
Waaa waaniyaha bulshada, waa kobciyha maskaxda, waxaa uu intaa kusogaray wax barida ubadka soomaliyeed
β
οΈ
Hambalyo dhaman macaliminta soomaliyeed
Gaar ahaan macaluminta
Mubarak primary and secondary school
Welcome all people with open hand kusoo dhawaada pae-ka dugsiga hoose dhexe sare ee mubarak
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Garbahaarrey
0000000