Dugsiga Gurmad waa Dugsi Hoose Dhexe iyo Sare oo ku Yaal Galmudug gaar ahaan Caasimadda Dhuusamareeb.
Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee Sinaan waxaa kuugu Diyaarsan waxbarasho tayo sare leh waxaana kuugu Diyaarsan maamul loo Carbiyey shaqadooda
TAYO IS COMMUNITY SCHOOL LOCATES IN DHUUSAMAREEB GALMUDUG WE OFFER FREE EDUCATION FOR EVERYONE
iskuulka Saba primary school waa iskuul si bilaasha u bixiya waxbarashada maadiga iyo diiniga waxa uuna ku yaal magaalada Dhuusamareeb xaafadda dayax agagaarka karoonka ciyaaraha shaaftoole ama xarunta hilaac . ubadkaaga waalid lajeclow waxbarashada
Waxaad kala socon kartaa dhamaan xogaha tartamada dugsiga hoose/dhexe/sarre ee Ablaal.
iskuulka Badrud-diin Waa iskuul waxbarasho kaasoo bixiya Waxbarasho tayo leh.