12/12/2025
Iskuulka Saba primary school ayaa tabar ugu qabay xarunta iskuulka ee magaalada Dhuusamareeb caasimada galmudug kuna saabsanaa Maareynta qorshayaasha iyo howlaha ayadoo loo qabtay gudiga kala duwan ee iskuulka .
Gudiga ardayda ,gudiga waalidiinta ,gudiga iskuulka .
Tabarkan oo qabanqaabiyey maamulka iskuulka ayaa ka warbixiyay Ujeeda tabarkaan iyo doorka Wada shaqeynta gudiyada ,waajibaadka gudoomiyaha, kuxigeenkiisa ,xogheynta iyo gudi hoosaadyada .
Gudoomiyaha guud gudiga ardayda iskuulka Shugri Cabdi Xassan,
Gudoomiye ku xigeenka gudiga waalidiinta Ayaan Axmed cumar
Gudoomiyaha gudiga iskuulka Maxamed Aadan keenaan ayaa si wadajira usoo dhaweeyay tabarkaan waxayna uga mahadceliyeen iskuulka inuu tabarkaan bixiyo iyo tabaro kaloo badan .
Ugu dambeen gudiga waalidiinta iyo ardayda ayaa qaatay tabarkii labaad oo ku saabsanaa wacyigelinta gudiyada waalidiinta iyo ardayda inay ka shaqeeyaan kororka waxbarashada ardayda baahiyaha gaarka qaba si aan loo tagoorin loona siiyo fursado lamida kan ay qaataan ardayda aan Disability ga ahayn .
Tabarkaan 2aad waxaa qeyb ka ahaa oo soo qaban qaabiyay hay'adda naafada Galmudug Disability Organization .Galdo .
Email [email protected]
04/12/2025
Hambalyo Hambalyo fardowso Abdinaasir Ali oo kamida team aqoonbile group dhigata iskuulka Saba primary school fasalka 5aad ayaa noqotay ardayadda ugu jawaabaha badnan inta uu tartanku socday ilaa inta uu ku soo idlaaday .
Fardowso oo ah gabar ku firfircoon dhinaca waxbarashada ayaa aruursatay jawaabo dhan 20 jawaabood ayadoona dhawaan la abaalmarin doonno si loo Dhiirigeliyo dadaalkii ay muujisay .
03/12/2025
Hambalyo Hambalyo Aqoonkaab Oo ku guuleestay kaalinta 2aad ee tartan aqooneedka kooxaha ardayda iskuulka Saba primary school ayadoo ay waqti geliyeen teamkan .
๐๐๐๐๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ง ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ง ๐๐๐๐ข๐๐จ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐ฐ๐๐ซ๐๐ก๐๐๐ซ๐ ๐๐๐๐๐ข๐๐๐ฒ๐ข๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐ฑ๐๐๐ฌ๐ก๐ข ayaa microphone ka uqaatay in ay guuleestaan .
.
03/12/2025
Hambalyo Hambalyo hambalyo ayaynu leenahay aqoonbile oo noqday champion ๐ ka group yada tartanka aqooneedka ardayda iskuulka Saba primary school sidaasna ku qaadeen koobka tartanka .
Sidoo kale waxa ay hanteen kaalinta 1aad ee tartanka .
Teamka champion ka qeyb kanoqday ee ๐ค ku jawaabayay ahaayeen.
โฉโโโโโ
โโโ๐
๐๐ซ๐๐จ๐ฐ๐ฌ๐ ๐๐๐๐๐ข๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ซ ๐๐๐ฅ๐ข
๐๐๐ฃ๐ฆ๐ ๐ฆ๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐ฑ๐๐๐ฌ๐ก๐ข
๐๐๐๐ฌ๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฌ๐๐ฅ ๐๐๐๐๐ข๐ซ๐๐ฑ๐ฆ๐๐๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฌ๐ฎ๐ฅ๐๐๐๐ง ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ค๐๐ซ ๐ง๐จ๐ช๐๐๐๐ง.โโโโ
โโโโโฉoo u horseeday in champion noqdaan.
.
03/12/2025
Team aqoonkaab iyo 7 dhibcood.
03/12/2025
Aqoonbile iyo 11 dhibcood
Team aqoon bile dadal bey muujiyeen waysa ka mira dhaliyeen
03/12/2025
Shaacinta Natiijada taranka finalka group yada ardayda iskuulka Saba primary school oo ay ku baratamayeen labada koox oo kala ah .
Ayadoona ay ku kala badiyeen sidan.
03/12/2025
Waxaa si habsami leh inoogu bilowday Saaka tartan aqooneedka finalka iskuulka Saba primary school oo ay ku tartamayeen tartamayaasha kala aqoon bile iyo aqoon kaab waxayna guushu raacday aqoonbile halka aqoonkaab ay kaalinta labaad galeen .
01/12/2025
Final iyo wargelin
Waxaa dib loogu wargelinaa group yada ardayda iskuulka Saba primary school in k**a dambeesta kooxaha saadaali kooxda champion ka noqoneesa .