31/08/2025
Waxaa bilaabanaya sanaddugsiyeedka cusub 2025-2026
Education
31/08/2025
Waxaa bilaabanaya sanaddugsiyeedka cusub 2025-2026
19/01/2024
Jumca wanaagsan bahada Sahal primary School
16/01/2024
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Dhoore oo fulinaya amarka Madaxwaynaha Dawlada Galmudug Mudane Ahmed Abdi Kaariye ayaa ugu magacdaray Dugsiga hoose/dhexe iyo Sare ee Degmada Xaradheere Shahiid Taliye Cabdi Maxamed Suulka (Suulnuuge)
ujeedka ayaa ah si loo maamuuso halyeyga Soomaaliyeed Abdi Maxamed Suulnuuge oo u dhintay sidii shacabka Soomaaliyeed uga xoroobi lahaayeen caddowga ummada Soomaaliyeed ee Khawaarijta Al-shabaab.
12/01/2024
Baddeenu Beec ma aha, waxaana u midownay difaaca taako kasto oo kamid ah dhulkeenna.
Soomaaliya Soomaali baa leh.
12/01/2024
Juca wanaagsan bahda Sahal primary School.
09/01/2024
Education is not about memorizing a few things just to pass an exam. Education is supposed to make you curious, to make you think about the world, and to work on ways to create or improve things.
07/01/2024
Jadwalka imtixaanka dhexe ee dugsiga Sahal primary School.
05/01/2024
Jumca wanaagsan bahda Sahal primary School meel walba oo aad joogtaan.
05/01/2024
Murashaxiinta baranimo oo u gudbay
imtixaan qoraalka ah.
28/12/2023
Jumca wanaagsan bahda Sahal primary School meel walba oo aad joogtaan.