Tayo Primary School - مدرسة تايو الابتدائية

Tayo Primary School - مدرسة تايو الابتدائية

Share

TAYO IS COMMUNITY SCHOOL LOCATES IN DHUUSAMAREEB GALMUDUG

WE OFFER FREE EDUCATION FOR EVERYONE

10/11/2025
Photos from ‎Tayo Primary School - مدرسة تايو الابتدائية‎'s post 10/11/2025
Photos from ‎Tayo Primary School - مدرسة تايو الابتدائية‎'s post 10/11/2025

Waxaa ka socda Tayo Primary School ee magaalada Dhuusamareeb imtixaankii oo ka mid ah afarta imtixaan ee dugsigu qaado sannad dugsiyeedka.
Imtixaanka ayaa ah mid lagu diyaariyey hannaanka ay dajisay waaxda imtixaanaadka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug.

20/10/2025

Waxaa Shalay xarunta Dugsiga Hoose iyo Dhexe ee Tayo, laantiisa Dhuusamareeb, si diirran loogu soo dhoweeyay aqoonyahan Aden Mohamed Abdullahi oo booqasho iyo dhiirrigelin ku yimid xarunta dugsiga.

Booqashada aqoonyahanka ayaa waxaa wehlinayay Agaasimaha Waaxda Qorsheynta iyo Siyaasadaha ee caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, ahna aas-aasaha dugsiga, Mudane Shafie Ahmed Nur, waxaana si diiran ugu soo dhaweeyeen iskuulka maamulaha dugsiga, Mudane Hussein Nor Hassan.

Booqashada ayaa ujeeddadeedu ahayd in lagu dhiirrigeliyo ardayda iyo maamulka, iyadoo aqoonyahanku uu ardayda kala hadlay muhiimadda ay leedahay waxbarashadu iyo kaalinta ay dhalinyaradu ku leeyihiin horumarka dalka.

Maamulka dugsiga ayaa uga mahadceliyay booqashada iyo dhiirrigelinta ay la yimaadeen martida, iyagoo xusay in tallaabadan ay qayb ka tahay dadaallada lagu horumarinayo waxbarashada aasaasiga ah ee deegaanka.

.

31/05/2025

exam

Photos from ‎Tayo Primary School - مدرسة تايو الابتدائية‎'s post 21/11/2024

Maalinta macallimiinta soomaaliyeed ee 21-novermber-2024 awgeed waxaan Hambalyo leenahay dhamaan macalimiinta somaliyeed qaasataan macalimiinta dugsiga Tayo Primary School - مدرسة تايو الابتدائية .

Ardayda Dugsiga ayaa soo abaaabulay xaflad quruxbadan oo ay hadiyado ku gudoonsiinayeen macalimiinta ugana mahadcelinayeen daadaalka iyo halganka ay ugu jiraan in ay noloshooda wax ka badalan.






11/11/2024

Booqashadii dugsiga ee samafale Bishar Ibrahim Sheikh Mohamud

07/07/2024

Sanad wanaagsan oo wacan, dhamaan ummada islaamka ah meelkasta oo aad joogtaan, gaar ahaan shacabka Somaaliyeed.

Illahay Sanadka sanad khayrleh ha inooga dhigo, badhaadhe iyo barwaaqo inoo hor seeda.



Want your school to be the top-listed School/college in Dhuusamarreeb?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Waabari
Dhuusamarreeb