Wafuud Ka kala Socotay Hay'addaha Waxbarashada Ka taageera Somaalia Sida UNICEF & WFP iyo Madax Kale Oo Booqasho Ku yimid Dugsiga Daryeel.
Daryeel Acdemy
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daryeel Acdemy, School, Dayah Hospital, Dhuusamarreeb.
Wafdi Ka socday Wasaaradda Waxbarashada Galmudug
Oo Booqasho Ku yimid Dugsiga.
Waxaa Maanta oo taariikhdu ku beegantahay 1/2/2025
Dib noogu furmay Shoolkeenii (Dugsigiii
Fasax kooban bacdi..
Inshalaah Guul iyo Gobonimo
Waxaa Mahadi U sugnaatay Allaah (سبحا نه وتعالی) Oo Si Nabad ah Noogu Soo Gabagabeeyey Imtixaankii Baryahaan Ka Socday Dugsisga.
Waxaan U mahad celinaynaa Barayaasha & dhammaan howl wadeenada kale .
Sidoo kale Waxaan U rajaynaynaa Ardada Natiijoojin Wanaagsan (Nabiib Wacan)
Waxaa Maanta oo taariikhdu ku tahay 11-1-2025 Ka bailaawday Xarunta Dugsiga Imtixaanka Dhexe (Midterm Examination) Ee Sanada 2024-2025
Wafdi (UN) ah oo ka socda Hay'adaha Waxbarasha taageera
Ayaa booqasho ku yimid Xarunta Dugsiga.
Qaar Kamid ah Ardayda & Macalimiinta Dugsiga Daryeel
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Dhuusamarreeb