Guri-el Students Union - GSU

Guri-el Students Union - GSU

Share

waa page u gaar ah Ardada degmada Guriceel waxa aad kala socon kartaa xaaladaha ay iyo meelaha ay wax u marayaan Ardada degmada guriceel.

Photos from Guri-el Students Union - GSU's post 05/06/2024

Tiirba kabaxay Dhalinyarada iyo bahda waxbarashada degmada Guricel. Gudoomiye Axmed Bakaal Allaha unaxariisto dhamaanteenna aan uwada duceyno.
Waxa lagu xasuusta kago’naanshiyihii mideynta ardada degmada Guricel inti muddo xileedkiisu jiray.
Allaha ku naxariisto walaal Ahmed Bakaal 💔

02/05/2024

Kaafi muxammad Seeraar waa musharrax u taagan qabadashada xilka gudoomiyaha midow G.S.U

Kaafi waxa uu ka socdaa iskuulka Adult primary and secondary school.
Guul baan u rajeeynay-naa Kaafi Seeraar

25/04/2024

Cali isaxaaq warsame waa musharrax u taagan qabadashada xilka gudoomiyaha ururka G.S.U.

Cali waxa uu ka socdaa iskuulka Sheikh jeylaani.
Guul ayaan u rajeyheenaa Cali.

25/04/2024

Musharrax Xayir faarax Barre waa murashax u taagan qabadashada xilka gudoomiyaha ururka G.S.U.

Xayir, waxa uu ka socdaa iskuulka Caa'isha Primary and secondary school. Guul ayaan u rajeyheenaa.

24/04/2024

Update; waxaa dhawaan qabsoomi doonta doorashada ururka G.S.U. Muscab Cabdi Naasir waa musharrax u tagaan qabashada xilka Gudoomiyaha G.S.U.

Muscab waxa uu ka socdaa iskuulka Al-ma'muun primary and secondary school. Guul ayaan u rajeyheenaa.

29/03/2023

Waxaan Halkaan uga hambalyeynaynaa Guddoomiyeha Cusub ee ardeyda Schoolka Wehliye primary and secondary school oo saaka la doortey. Hambalyo Sxb.

Photos from Guri-el Students Union - GSU's post 03/02/2023

Doorasho ka dhacday Iskuul Guriceel ayaa guddoomiye cusub loogu doortay Maxammed Garaad Maxamuud.

Waxaan leenahey marka h**e Hambalyo marka xigana Xilka Allaha kula fududeeyo masuuliyad wayn ayaad qaaddaye.

Photos from Guri-el Students Union - GSU's post 21/10/2022

Waxa aan farxadda La qaybsanaynaa gudoomiyihii h**e ee ururka G.S.U haddana ka mida macallimiinta deegaanka Xasan Turki Almahdi oo uu usoo gaba gaboobay heerkiisa 1-aad ee jaamacadda.

Cilmiga aad baratay mid naftaada, dadkaaga iyo deegaankaaga aad wax ugu tarto Allaha ka dhigo ayaan leenahay.

Photos from Guri-el Students Union - GSU's post 09/09/2022

Waxaak Hambalyo leenahay Midowga ardada iskuul A'isho Primary and Secondary School oo doortay gudoomiye cusub.

Waxa aan u rajeyheenaa in Allah howsha hortaal ku asturo lana fududeeyo gudoomiyaha cusub.

Photos from Guri-el Students Union - GSU's post 08/09/2022

Iskuulka Mustaqbal primary and secondary school oo ka mida iskuulada ku midaysan ururka GSU ayaa doortay gudoomiye cusub. Gudoomiyha waxa aan leenahay soo dhawaw, xilkana Allaha kugu asturo.

Photos from Guri-el Students Union - GSU's post 24/08/2022

Waxaan hadda la xariirnay walaalkee Alii Abuukar Afayeenkeena oo xanuunsanayay ilaa shala.
Waxa uu noo sheegay in ow xoogaa soo roonaanayo.

Aan ugu wada duceyno Saaxiibaal in Allah caafiyo.

Photos from Guri-el Students Union - GSU's post 23/08/2022

Allaha u naxariisto walaasheen Naxwo Axmed Cabdi Diini oo inaga geeriyootay.
Waxa aan murugta la qaybsaneynaa dhamaan ehelada iyo saaxiibada walaasheenn Naxwo iyo maamulka, mucallimiinta iyo ardeyda iskuulka Mustaqbal primary and secondary school.

Samir iyo iimaan Allaha naga siiyo walaasheen Naxwo oo Allah naga jeclaaday.
Aan u wada duceyno wax kale uma awoodnee walaalayaal.

Want your school to be the top-listed School/college in Dhuusamarreeb?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Dhuusamarreeb