Aqoonkeen Academy, Maanta baro Berrina adeegso (Learn today and use Tomorrow), waa akadeemiyad laga barto aqoonta qaab online ah.
Barbaarinta iyo Diyaarinta Carruurta yar yar .. ustaad Mohamed isse Ali Barbaariye
Goob lagu dhiso aqoon, anshax iyo mustaqbal ifaya. 📖 Ku soo dhawoow bogga rasmiga ah ee Dugsiga Geel-Xoor.
يعد من أجود مراكز التعليم في ولاية بونتلاند الصومالية
1:xifdinta Qur,aan Ka kariimka ah 2: tajwiidka iyo sixidda Qur,aanka 3:tafsiirka Qur,aanka 4:axaadiista nabiga scw 5:Caqiidada islaamka 6: siirada nabiga 7: fiqiga 8:luuqadda carabiga iyo qaybaheeda ka laduwan 9:higaada carabiga