Dacwa Media Qardho

Dacwa Media Qardho

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dacwa Media Qardho, Education, Qardho.

19/07/2026

MASJID JAAMACA MAGAALADA QARDHO
DARSIGA KITAABKA CAQIIDA AL ISLAAMIYA
WAXAANA AKHRINAAYA SH XASAN MUUSE



09/07/2026




.

Photos from Dacwa Media Qardho's post 06/07/2026

||Sawiro: Waxaa caawa si heer sare ah uga qabsoomay Masjidka Jaamac Qardho munaasabadda Khatimka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah, oo uu akhriyey Sh. Cabdiraxmaan Sh. Xusayn Axmed.
Munaasabaddan lagu weynaynayo hadalkii alle oo ah kan ugu mudan Mar walba in la dhiirigeliyo ayaa caawa Ka Qabsoomtay Isla Masjidka Jaamac Qardho Waxaana Soo Agaasintay Mu'asasada Al-Minhaaj Faraceeda Gobolka Karkaar iyo Maamulka Masjidka .
Xafladdaaan waxaa ka soo qayb galay Culimo, Nabadoono, Ardaydii Xalaqada, Maamulka Iyo Jamaacada Masjidka.

06/07/2026
Want your school to be the top-listed School/college in Qardho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Qardho

Opening Hours

Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00