Dugsiga Sare Muntada Qardho

Dugsiga Sare  Muntada Qardho

Share

يعد من أجود مراكز التعليم في ولاية بونتلاند الصومالية

Photos from Dugsiga Sare  Muntada Qardho's post 06/05/2025

JADWALKA IMTIXAANKA SHAHAADIGA SANAD DUGSIYEEDKA 2024/2025 EE DUGSIGA DHEXE IYO SARE HALKAAN KALA SOCO
DHAMAAN ARDAYDA WAXAAN U RAJAYNAYAA GUUL IYO INAY GUDBAAN

31/07/2024

#

Dhammaan Ardayda Fasalka F3 u Gudubtay, waxaa lagu wargelinaya in ay xarunta Dugsiga Yimadaan Berri 8:00 subaxnimo insha Allah.
Si Ay u Kala Doortaan Science stream iyo Arts Stream midka ay ku Biirayaan.

Share

29/07/2024

Ogaysiis

25/02/2024

ARDAYDA UGU SARAYSA IMTIXAANKII TEERAMKA 1AAD 2024 EE Dugsiga dhexe Muntada
IYO 10KA ARDAY EE UGU SAREEYE Dugsiga Dhexe
ALAAH BARAKEEYO ARDAYDAAS IYO WAALIDIINTOOD IYO MACALIMIINTOODII.

25/02/2024

ARDAYDA UGU SARAYSA IMTIXAANKII TEERAMKA 1AAD 2024 EE Dugsiga Sare Muntada Qardho
IYO 10KA ARDAY EE UGU SAREEYE Dugsiga Sare Muntada Qardho
ALAAH BARAKEEYO ARDAYDAAS IYO WAALIDIINTOOD IYO MACALIMIINTOODII.

Photos from Dugsiga Sare  Muntada Qardho's post 20/10/2023

Hoos Ka Daalaco, Jadwalka imtixaan Bilaha Dugsiga Sare/Dhexe Muntada Qardho

04/10/2023

OGAYSIIS
DHAMAAN ARDAYDA DHAMAYSAY Dugsiga Sare Muntada Qardho EE AAN WALI ISKA DIIWAN GALIN JAAMACADAHA
WAXAA ISKUULKU U HAYAA DEEQO WAX BARASHO OO KALA DUWAN
FADALB BOOQO XARUNTA DUGSIGA AMA LA XIRIIR
WHATSAPP+252906536200
907737921
906536200
907736027

Photos from Dugsiga Sare  Muntada Qardho's post 17/08/2023

Waxaa Dugsiga sare/Dhexe Muntada Qardho ka qabsoontay Munaasabad lagu soo dhoweynayay Maamulaha Cusub Ee Dugsiga Ustaad Maxamed Axmed Faarax.
Munaasabada waxa ka Qayb Galay Gudoonka waxbarashada Degmada , Gudiga walidiinta, Macalimiinta, Ardayda.

27/07/2023

#
Share Dheh
Mahadsanidiin

Photos from Dugsiga Sare  Muntada Qardho's post 06/03/2023

Xaflada Abaal Marinta Ardaydii Kaalmaha H**e Ka gashay Imtixaanka Kalka 1aad 2022/2023
Hanbalyo dhamaantiin

Photos from Dugsiga Sare  Muntada Qardho's post 30/01/2023

#
Talaado 31/01/2023

Natiijada Imtixaanka Teeramka 1aad Ee Dugsiga Sare Dhexe Muntada Qardho, Sanad Dugsiyeedka 2022/2023.
-----------------------------
Berri oo Talaado ah Waxaa Si Rasmi ah loo shaacin Doona Natiijada Imtixaanka Kalka H**e Sanad Dugsiyeedka 2022/2023, imtixaankan oo lasoo galay Mudadii u dhaxaysay 05/01/2023 – 15/01/2023, ayaa si toos ah loo shaacinaya Berri insha allah , kadib markii uu xafiiska imtixaanaadka dugsigu soo dhameeyey, sixida, hubinta iyo ku gurista Dhibcaha iyo Natiijada Imtixaanka.

Waxaan Ardayda iyo waliidiinta sharafta Badan ku war Gelinaynaa, in ay natiijada imtixaanka ku ogaan karaan laba hab oo kala ah.
1: GOLIS:
Ku Qor Meesha Maseejka Lagu Qoro MSQ0142, Kadibna Raaci Roll Numbarka Ardayga, intaas kadib U Dir lambarka 299, waxaa ku soo dhacaysa Natiijada Imtixaankaga.

Fiiro Gaar ah: Xarfaha waxad ka Dhigaysa Xarfo waa weyn MSQ.

2: Imow Xarunta Dugsiga waxaa lagu siin Doona waraaq lagugu Diyaariyay Natiijadada Imtixaanka .

Dhammaan Ardayda waxaan u rajeynaynaa Guul insha allah.

-------- Dhammaad --------

#

#

Want your school to be the top-listed School/college in Qardho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Shinbiraale
Qardho