Aqoonkeen

Aqoonkeen

Share

Aqoonkeen Academy, Maanta baro Berrina adeegso (Learn today and use Tomorrow), waa akadeemiyad laga barto aqoonta qaab online ah.

22/06/2025

Ku soo dhowoow Aqoonkeen oo ka baro koorsooyin heer sare loo soo diyaariyey
Booqo Website-ka ⬇️⬇️
www.aqoonkeen.com

Create Website With WordPress | Aqoonkeen 06/06/2025

ku baro $10 oo Keliya Sida website loogu sameeyo Wordpress-ka oo noqo qof xirfad u leh samaynta website-yada casriga ah.

✅booqo kooraska ⬇️
https://aqoonkeen.com/courses/sida-website-loogu-sameeyo-wordpress-ka/

💵 Qiimaha hadda: $10
💵 Qiimihii h**e: $15.

Ka Faa'idaysi wacan ⬆️⬆️

Create Website With WordPress | Aqoonkeen Kooraskaan waxaad ku baranaysaa sida loo sameeyo website caalami ah oo aad u qurxoon iyadoo isticmaalayo aaladda lagu dhiso website-yada ee WordPress.

23/05/2025
23/05/2025


Jimce wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Ardadayada iyo inta nagu xiran oo sharafta leh meelay joogaanba.🕌🕌🕌

21/05/2025

Muhiimadda waxbarashada: Waxbarashadu waa tiirka ugu muhiimsan ee nolosha aadanaha. Waa aaladda keliya ee laga bilaabo carruurnimada ilaa cimriga dhammaadkiisa, lagu kobcin karo garaadka, maskaxda, iyo ruuxa qofka. Waa iftiinka ka saara bini’aadamka mugdiga aqoon la’aanta iyo jahligaba, una horseeda xagga horumar, fursado cusub, iyo nolol wax-ku-ool ah.
⬇️⬇️⬇️
https://aqoonkeen.com/muhiimadda-waxbarashada-furaha-horumarka/

Want your school to be the top-listed School/college in Qardho?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Qardho