16/09/2023
Ku baro Markiz IQRAA online oo kuu fududaynaya barasha quraanka iyo cilmiga shareecadda islaamka.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Markiz IQRAA online, Education, GAACA, BOSASO, Qardho.
1:xifdinta Qur,aan Ka kariimka ah
2: tajwiidka iyo sixidda Qur,aanka
3:tafsiirka Qur,aanka
4:axaadiista nabiga scw
5:Caqiidada islaamka
6: siirada nabiga
7: fiqiga
8:luuqadda carabiga iyo qaybaheeda ka laduwan
9:higaada carabiga
16/09/2023
Ku baro Markiz IQRAA online oo kuu fududaynaya barasha quraanka iyo cilmiga shareecadda islaamka.
16/09/2023
Ogeysiis ogeysiis ogeysiis muhiim ah Baro qur,aanka adigoo gurigaaga jooga ama goobta shaqada Markis iqraa online ee barashada qur,aanka kariimka iyo baxinta ijaasada sanadkake leh waa markis aad kahelayso waxbarasho tayaleh oo aad usaraysa sida sixida qur’aanka & xifdin tiisa &higaada carabiga & mutuunta tajwiidka & culuumta kala duwana ee shareecada islaamka markisku wuxuu leeyahay barnaamuj muhiim ah tikraar ama ku celcelin xifdinta & barashada qur,aanka waa barnaamij ujeedkiisu yahay xakamaynta iyo dhamaystitka qur,aanka iyadoo lagu xisaabtamiyo sidacad ee qorshaha iyo tayada xifdinta marnaamijku wuxuu leeyahay Wakhti go an oo qur,aanka lagu dhameeyo
1-qofka xifdinkara maalinkii halbog wuxuu qur,aanka kudhamayn hayaa sanad & sideed bilood ama 2 sano
2-qofka 2 bog qaata 10 bilood ama sanad ayuu kudhamayn
3-qofka 3 bog 7 bilood ayuu kudhamayn
4- qofka qaata 4 bog 5 bilood ayuu kudhamayn
Qorshaha xifdiga ee markiska
Wuxuu leeyahay laba arimood
oo muhim ah
1- subac joogta ah maalin kasta
2- iyo dareeris joogta ah
3- muraajaco joogta ah
Qorshaha markiska qofka qur,aanka dhameeyay waxaan uhaynaaa fursad muhim ah
1- in qur ,aanka laga saxo
2- iyo muraajaco
3-subac Juz iyo kabadan maalin kasta
Waxaan uhaynaa fursad qaali ah dadka waa Wayn ee ubaahan inay qur,aanka bartaan rag & dumarba waxaan ukalaqaadaynaa labo
1- qof waxna akhriya waxna qorikara
2- qof aan waxna akhrin waxna qorin waxaa loobilaabayaa higaada carabiga ah isagoo sifudud loobarayo wuxuuna kubaran hayaa lix bilood
Waajibaadka laga rabo maalin kasta
1-cashir cusub malinkista
2-inuu akhriyo cashirka ama al qiraa a
3- feegaar joogta ah
4-far qurxin isaga oo labarayo khadaka carabiga
Lixbilood ayuu ku akhrin qur,aanka meelkasta oo lookala furo kitaabka qur,aanka ah in shaa allaah waxaa lamid ah ciyaalka yar yar lkn xaga wakhtiga ciyaalku sanad ayay higaada kubaran Karaan waa kujira 6sano iyo Wixi kayar 7 sano iyo wixii kawayn 6 bilood ayay kubaran karaan
Waxaad kahelaysaa markiska
Talooyin kusaabsan
Xifdinta qur,aanka iyo sixida iyo dhiirigalin
Hadaba kalaxiriir
+252907793279
+252907798793
طريقة مهمة لتثبيت الحفظ
الشيخ الدكتور محمد احمد أهدل
12/07/2022
الحفظ الميسر
Sh. C/rashiid cali suufi
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |