waxaanu kaa cawinayna helid macalin ku haboon casharada isla khibrad u leh wax dhigista
barashada Quraanka Online oo kubaro quraanka hab online ah meelkasta oo aad aduunka kajoogto mahadsan
waxaan kugu baraynaa aqoon maadi iyo mid diini adiga oo goobtaada jooga.
Darul Tartiil waa madarasad online ah ood ku baranayso ,Qur,aanka karimka iyo culuumtiisa