Freedom Online School

Freedom Online School Ku soo dhawaada dugsiga online aa oo British ah oo ku takhasusay barida Ingriisiga

Assalamu alaykum ummada soomaliyeed!Soo dhowaada kana faiideysda jaaniska cusub inad af ingriiski ugu saxsaanayd ka bara...
30/12/2023

Assalamu alaykum ummada soomaliyeed!

Soo dhowaada kana faiideysda jaaniska cusub inad af ingriiski ugu saxsaanayd ka barataan macalimeen British aa @ Freedom Online School.

Waayo af-ingriis? Luqada ingriiska waa afki ugu badan Oo laga hadlo wadanada horumareen. Qofka wax barasho ku dedala Waa qof naftiisa maalgeliyay!

Af-ingriiska waa afka internet-ka dhan ku socota waa na afki ugu badan khayraadka waxbarasho ku qoran yihin.

Ka qeyb qaata classes online aa, Meel wal Iyo gobol wal aad joogtid, waqti na adiga kuu habboon oo macalimiin aqoon Iyo shahaado ingriis leh ku dhigiyaan.

Lacaagta na sii fuduud hal mar wada bixi sii fuduud aa qiimahiisna aad uu raqiis $30 keliyaa Oo mobile money ama premier wallet mise xawaala ku bixin kartid (no credit card required)

Keli waxaad uu bahantahay uun Waa mobile balaadhan, Hal book Iyo qalin bes!

Markaa ka faiideysta fadlan, Oo naftaada maalgeli haad kordhisid awoodada hantiida ku sii badin lahayd.

Welcome!
Enrol today @ Freedom online school!

Address

Rd Number 1
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Freedom Online School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share