06/02/2025
Ku baro Xirfadda Xisaabaadka qiimaha ugu jaban theory iyo practical.
■sidoo kale dugsigu waxa uu sanadkan u soo kordhiyay dadka mashquulka ama shaqeeya class yo u gaar ah *Special classes* sida khamiisaha iyo jimcaha.
*11 COURSES IYO 11 BILOOD, KUNA HEL UPGRADING JAAMACADEED WAXNA KAGA BEDDEL GOOBTAADA SHAQO*
Xarunta xisaabaadka iyo talo bixinta Ganacsiyada ee AHAL ACADEMY oo looga bartay wax barasho tayo sare leh waxa uu qaadanayaa ardaydii cusbayd ee sannad dugsiyeedkan 2025 ka.
Koorsooyinka dugsiga looga bartay ee uu bixiyo waxa ka mid ah:
●QAYBAHA THEORY GA AH WAXA KAMID AH
1. Financial Accounting 1
2. Financial Accounting 2
3. intermediate Accounting 1
4. intermediate Accounting 2
5. Financial Management
6. Islamic Accounting and Finance
7. Financial Auditing
●QAYBAHA PRACTICAL KA AH WAXA KA MID AH
1. Quick Book software
2. Peachtree (( Sage523))
3. Excel Accounting
4. ODOO
Hadaba isdiwaan gelintu way socotaa ee h**e uga qabso booskaaga inta aanay kaa xidhmin insha allah,
KALA SOO XIDHIIDH: +252634465308 & +252653341326.