Omer bin khadab online and home teaching

Omer bin khadab online and home teaching ka baro markazka omer bin khadab 1.quraanka 2.higaada 3.tajwiidka iyo naxwaha 4.luuqada carabiga

30/08/2024

Sheeko dhexmartay oday iyo wiil
Daawasho wacan [follow and like]

01/06/2024

Mansha Allah awlaadda Marka tabaca la galiyo, quruxdaaas ayay yeeshaan Qur,aanka iyo akhriskiisa waa cajiib Faafi Oo Gaarsii Walaalaha Kale ❤️

16/05/2024

Page kan dhaqaajiyadee walaalayaal followda iyo like taba sidoo kale hadaad doonayso barashada quraanka muddo yar fadlan nagala soo xiriir whats appka xage hoose ku xusan.
Sidoo kale :
>barashada quraanka.
>barashada faraaidka.
>barashada luuqadaha carabiga iyo afsoomaliga

16/05/2024

Page kan dhaqaajiyadee walaalayaal followda iyo like taba sidoo kale hadaad doonayso barashada quraanka muddo yar fadlan nagala soo xiriir whats appka xage hoose ku xusan

14/05/2024

Qiimaha wacdigu leeyahay qof dhagala uun baa garan sii faafiya wllayal.

20/03/2024

Muxaadaro cusub si fiican u dhqgayso walaal hadaad khayrka jeceshahayna faafi
Sh mustafe💗👀

18/03/2024

Sidee buu u qfuri jirey nabigu si fiican u dhuux siina faafi khayrka walaal.

17/03/2024

Si fiican u dhagayso muxadiradan
Aan nabiga ku salino scw💗

Address

150 Street
Hargeisa
252

Telephone

+252634420034

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Omer bin khadab online and home teaching posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share