Cilmi Same " Online Academy "

Cilmi Same " Online Academy " Ka dhagayso wacdiga culimada Axadiista ,muxaadirooyinka, Qisooyinka,Iyo Latalinta culimada islaamka

20/12/2024

Wax Ku Baro Si Bilaash Ah "Free Eduction.

Cilmi Same " Online Academy "
Call - 63 4270940

Ku baro si Lacag la,aana  Oo wax Fiiya Oo Bille Ahi jirin kaliya isduwaan galinta Mooyee ,Min Bilaw ilaa dhamaad Adiga O...
15/12/2024

Ku baro si Lacag la,aana Oo wax Fiiya Oo Bille Ahi jirin kaliya isduwaan galinta Mooyee ,Min Bilaw ilaa dhamaad Adiga Oo gurigaaga jooga iyo goobtaada shaqo, markasta iyo meelkasta Ood dunida ka joogtid Hab Online Ah .
Hadaba Ka Barro ( Cilmi Same Online Academy ) Oo fursadan Siiyey Shcabka Soomaaliyeed Sida: SLuuqadaha
# Hoose dhexe ilaa Sare
dhexe ilaa Sare
# Oo Lagaa dhisi Doono qoraalka iyo Akhriska.
# Carbiga iyo Laatiniga
Computerka #
# Dugsi Hoose dhexe ilaa Sare .
Dhirta Dabeeciga iyo Toobinka.
Hadaba dhamaan Culuumtaas waxa idiin Diyaarisay ( Cilmi Same Online Academy )Ku Soo biir Maantaba Fasalada Bishan Laqaadanaayo.
Wixii faahfaahina Naga Soo xidhiidh watupka muuqlka Hoos yaala.
Cilmi Same Online Academy

Address

Road No. 1
Hargeisa
25200

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cilmi Same " Online Academy " posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share