Himilada machadku waa inay ardayda helaan khibrad waxbarasho oo kor u qaadaya waliba beddeleysa aragtidiisa. Waxaan aaminsanahay in waxbarashada tayaysan ay awood u leedahay in ay horumariso nolosheena, qoysaskeena iyo bulshadeenaba.
Barashada culuumta diinta islamka sida quranka axaadiista iyo wixii la mid