01/08/2023
Maskaxda dumarku waa sida muraayada oo kale wuxu milicsadaa waxa ka soo hor-jeeda, wuxuu iloobay mowqifkiisa muraayada.
Waxaad kahelaysaa halkan xigmado iyo sheekooyin xiisoleh�
01/08/2023
Maskaxda dumarku waa sida muraayada oo kale wuxu milicsadaa waxa ka soo hor-jeeda, wuxuu iloobay mowqifkiisa muraayada.
11/11/2022
Inaad kaligaa ahaato way ka wanaagsan tahay inaad kaligaa noqoto.
04/11/2022
Kuwa kusoo kora nolosha adag waa kuwa dunida wax ka badala🥰😪
24/05/2022
Dhaawacu wuxuu soo jiitaa dhaawac. Qosolku qosol buu soo jiitaa. Jacaylku wuxuu soo jiitaa jacaylka.
24/05/2022
You deserve the love and attention you give others.
Waxaad mudan tahay jacaylka iyo dareenka aad siiso dadka kale.
Don't feel guilty for doing what's best for you.
Ha u dareemin dambi inaad samaysay waxa adiga kuu fiican.
Dadku waxay u muuqdaan kuwo soo jiidasho leh marka ay ka hadlaan waxyaalaha ay dhab ahaantii xiiseynayaan.
Maalin maalmaha ka mid ah waxay ogaan doonaan inay dheeman waayeen iyagoo ku ciyaaraya dhagxaan aan qiimo lahayn.
-Turcois Ominek
13/05/2022
Fikirka badan waa sababta ugu weyn ee farxad la'aanta.
13/05/2022
MAROODI
Macalinka fasalka ayaa ardayda ka codsanaya inay magacaabaan xayawaanka ku bilaabma "E" mid ka mid ah wiilasha ayaa yidhi, "Elephant"
Kadib macalinku wuxuu waydiiyay xayawaan ku bilawda, "T" isla wiilki ayaa ugu jawaabay, "Two Elephants"
Macalinkii ayaa wiilkii galaski kasaray dhaqan xumo awgeed. Kadib wuxuu waydiiyay ardaydi xayawaan ka bilawda, "M".
wiilkii wuxuu ka qaylinaya dhinaca kale ee gidaarka , "maybe an Elephant"
Mataqaan sheeko gaaban lakiin aad uqosol badan? Fadlan hoos nagula wadaag.
Waligaa dareenkaaga ha ku lumin dadka aan qiimayn dareenkaaga.
Mararka qaarkood waa inaad aqbashaa xaqiiqda ah in dadka qaarkiis ay noloshaada u galaan farxad ku meel gaar ah.