01/06/2024
waxaan halka hambalyo kal iyo lab ah ugu dirayaa boqorka iyo boqorada wlshy Warsan Abdi iyo mohmaed ciise cali barakow
master Ph and Epidemiology
01/06/2024
waxaan halka hambalyo kal iyo lab ah ugu dirayaa boqorka iyo boqorada wlshy Warsan Abdi iyo mohmaed ciise cali barakow
17/01/2024
05/06/2023
Madaxweynasha somaliya iyo somaliland
Marwalba shacabka ka iibiyaa Labo barmaajiyo waa weyn
Midkast kitaab wuxu ku marayaaaa
In uu qarankiisa ilaali doona
Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud wuxu leeyahay somali baa midenayaaa halka aaan hayn wadadii saxda ahayd oo somali ku mideyn lahaaa
Madaxweyne Muse Bihi Abdi wuxu ku dhaartey in uu qarankiisa ilaaliyo midnimadiisa iyo xududuha dalka ictiraafka keenayo.
Somali waxaa kala qeybiyaa 1%
Inta waa isku mid 99%
Waa maxay sababta noogu midow waayey danaha shacabka somaliyeed ee marmarba siyaaasi musharahkiisa ilaaalishaa ugu guuriyaaa
Somali hadii aan nahay waxaan inoo Dan ah
Inaga oo helna
nabadgeliyo inkast somaliland hayso ilaahay ha u
siyaadiyo
Waxbarasho wanaagsan
Caafimaad la aan ah
Laydha oo dowladuhu bixiyaaa ama jaban
Biyo nadiif ah
Shaqo abuur loo sameeyo dhalinyarada badah ku dhameysaaa
Wada jir iyo midnimo leyska kaashado
Qabyaalada oo laga guuro
“Dagaalka Laascaanood marna joogsan maayo, inta Taako kamid ah dhulka Somaliland ay cadow kusugan yihiin ama xaduudaheeda laga joogo, ragga hadlayow dagaalkan waa soconayaa waqtigii uu doono ha socdo” madaxweyne Muuse Biixi.
18/04/2021