16/06/2023
Cabdi qani Hanad
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdi qani Hanad, College & University, Jig jiga Yar, Hargeisa.
16/06/2023
24/05/2023
Ku xiiq oo ku xaraaN xikmad Raadis balse iska iLaaLi inaad ku xiiqdo oo ku xaraaNto wax aaN xikmada iYo xasanaad tooNa ku jiriN
NiN yaraaN ku loofaray wuxuu lumiyey raacdee
Ku dadaaL akhriska ! Sababtu waa waxaa ku jirta faaiido badaN, Sidaa daraadeed Markasta oo aad badiso akhriska waa markasta oo aY soo fiicNaaaNaYso maskaxdaadu.
Maskaxda baNi aadma ku WaxaY la mid TaHaY Matoorka Baabuutka sidaa awgeed HadaaN laga shaqaYsiiN waa aY XuMaaNaYsaa
Xigmad baa waxa aY ahaYd:" AqooNtaadu Maaha iNta buug ee aad dhigaTaY ee Waa iNta Buug ee aad akhridaY
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Jig Jiga Yar
Hargeisa