Waa page-ka rasmiga ah ee dugsiga Cumar Al-faaruuq. waana iskuul bulsho waxaana aasaasay Mu'asasada waxbarashada iyo hormarinta Iftiin. Waxana la xarig jaray 19 - Feb- 2009-kii. sanad dugsiyeedka 2023/2024 ayay la wareegtay dowladdu waana iskuul public ah
Halkaan Waa Page Ka Rasmigaa Ee Biya guduud Primar school
Kaah waa iskuul bixiya waxbarasho bilaash ah kuna yaal deegaanka Dhuumoodle ee hoostaga deg. cadaado