24/08/2025
Wasaaradda waxbarasha Galmudug ayaa ku dhawaaqday in ay berri oo ISNIIN ah ay shaacin doonto natiijada imtixaankii fasalka 8aad.
Iskuulku wuxuu guul iyo natiijo qurux badan u rajeynayaa dhamaan ardaydii gashay imtixaanka, gaar ahaanna ardayda iskuulka Kaah Primary and Secondary school insha allah.
05/06/2025