Omar Al-faruq Primary & Secondary School

Share

Waa page-ka rasmiga ah ee dugsiga Cumar Al-faaruuq. waana iskuul bulsho waxaana aasaasay Mu'asasada waxbarashada iyo hormarinta Iftiin.

Waxana la xarig jaray 19 - Feb- 2009-kii. sanad dugsiyeedka 2023/2024 ayay la wareegtay dowladdu waana iskuul public ah Numberka Tixanaha dugsiga ee IMES-Ka waa 1661

26/05/2026

Ciid wanagsan dhammaan ummada muslimka ah meel walba oo ay joogaan . Si gaara bulshada soomaaliyeed .

Dhammaan maamulka, barayaasha, waalidiinta, ardayda iyo Hawlwadeennada kale ee dugsiga Hoose Dhexe iyo Sare CUMAR AL-FAARUUQ Mu'asasada waxbarashada Iftiin waxaan leennahay ciid mubaarak sanadkaan kiisa kale allaha nagu gaarsiiyo nabad iyo baraare.

Mahadsanidiiin.

23/05/2026

Xafladda lagu sagootinayay fasalka 12aad ee dugsiga sare.
Omar Al-faruq Primary & Secondary School

Munasaabad si heersare ah losoo agaasimey Laguna sagootinayay fasalka 12aad oo noqonaya Dufcaddii 13aad ee dugsiga ka qalin jabisa oo ka dhacday xarunta Dugsiga .

23/05/2026

Ardey Yaxye Cali Maxamed oo kamid ah Omar Al-faruq Primary & Secondary School Fasalka F2A ayaa kasoo jeediyey gabay xafladda lagu sagootinayay fasalka 12aad ee dugsiga sare.
Omar Al-faruq Primary & Secondary School

Munasaabad si heersare ah losoo agaasimey Laguna sagootinayay fasalka 12aad oo noqonaya Dufcaddii 13aad ee dugsiga ka qalin jabisa ayaa ka dhacday xarunta Dugsiga .

23/05/2026

Qaar kamid ah Ardayda Dugsiga oo hees macalinka ka qaaday xafladda lagu sagootinayay fasalka 12aad ee dugsiga sare.
Omar Al-faruq Primary & Secondary School

Munasaabad si heersare ah losoo agaasimey Laguna sagootinayay fasalka 12aad oo noqonaya Dufcaddii 13aad ee dugsiga ka qalin jabisa oo ka dhacday xarunta Dugsiga .

23/05/2026

Mid kamid ah Ardayda Dugsiga oo qur'aan ka aqriyay xafladda lagu sagootinayay fasalka 12aad ee dugsiga sare.
Omar Al-faruq Primary & Secondary School

Munasaabad si heersare ah losoo agaasimey Laguna sagootinayay fasalka 12aad oo noqonaya Dufcaddii 13aad ee dugsiga ka qalin jabisa oo ka dhacday xarunta Dugsiga .

23/05/2026

HADAL-JEEDINTII : Gudomiyaha Midowga Schoollada ee dagmada cadaado Mohamed Abdirahman Mohamed kana mid ah dufcadda 13aad ee qalin badalanysa dugsiga sanad dugsiyeedka 2025-2026 .

Horosocod

23/05/2026

Caaisho Shariif Maxamed oo ardayad fasalka 8aad ah ayaa hees wadani ah ka qaaday xafladda sagootinta fasalka 12aad ee dugsiga sare.
Omar Al-faruq Primary & Secondary School

Munasaabad si heersare ah losoo agaasimey Laguna sagootinayay fasalka 12aad oo noqonaya Dufcaddii 13aad ee dugsiga ka qalin jabisa oo ka dhacday xarunta Dugsiga .

23/05/2026

HADAL-JEEDINTII : Gudomiyaha Xukuumadda Ardayda Dugsiga Cali Axmed Dirshe oo ka hadlay xafladda lagu sagootinayay fasalka 12aad ee dugsiga sare.
Omar Al-faruq Primary & Secondary School

Munasaabad si heersare ah losoo agaasimey Laguna sagootinayay fasalka 12aad oo noqonaya Dufcaddii 13aad ee dugsiga ka qalin jabisa oo ka dhacday xarunta Dugsiga .

23/05/2026

HADAL-JEEDINTII : ustaad oo ka hadlay xafladda lagu sagootinayay fasalka 12aad ee dugsiga sare.
Omar Al-faruq Primary & Secondary School

Munasaabad si heersare ah losoo agaasimey Laguna sagootinayay fasalka 12aad oo noqonaya Dufcaddii 13aad ee dugsiga ka qalin jabisa oo ka dhacday xarunta Dugsiga .

Want your school to be the top-listed School/college in Adado?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Adado