15/05/2026
Fasalka 12aad ee Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado. iyo barashada noocyada dhiigga (blood group test ).
Best Education Possible
15/05/2026
Fasalka 12aad ee Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado. iyo barashada noocyada dhiigga (blood group test ).
Class Form One.
Microscope Parts.
19/04/2026
Wasaaradda Waxbarashada Hidda iyo Tacliinta Sare ee Galmudug, ayaa ardayda la wadaagtay Xilliga la qaadayo Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga dhexe ee ๐๐๐จ๐๐ก๐ ๐ ๐ด๐๐๐ ๐๐๐๐-๐๐๐๐.
Ardayda Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado. si gaar ah ๐๐๐จ๐๐ก๐ ๐ ๐ด๐๐๐ waxaa la farayaa in ay dadaalkooda laba jibbaaraan.
19/03/2026
CIID MUBAARAK.
ุนูุฏ ู
ุจุงุฑู ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู.
Soojeedinno Fasalka 10aad Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado.
Muuqaal kooban Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado.
Sร รฝรฌd รฤบรฌ รbdรนฤบ
31/01/2026
Waxaa lagu wargalinayaan bahda Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado. Macalimiin, Waalid iyo ardaydba in iskuulka dib u furmi doono berri Insha allah.
10/01/2026
Waxaa maanta noo bilowday Imtixaanka Dhexe Ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.
Guul iyo Natiijo wanaagsan aradaydeena Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado.
The Human Skeletal System.
Ustad Hassan M. Osman
ุงุญุชุฑุงู
ุงูู
ุนูู
| ูุตุฑ ู
ุญู
ุฏ ุฏุงูุฏ.
Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado.
03/12/2025
Maamulka , Macalimiinta iyo howlwadeenada kale ee Dugsiga H/Dhexe & Sare ee Cadaado. Waxay hambalyeeynayaan Hogaanka cusub ee midowga ardayda.
Cabdinaasir Maxamed Maxamuud ayaa loo doortay gudoomiyaha midowga ardayda, halka gudoomiye ku xigeen loo doortay Maxamed Xirsi Xasan.