25/06/2025
HAMPALYO IYO BOGAADIN
Maamulka iyo macalimiinta Almacruuf Godinlabe Waxa ay dhamaan ardayda shahaadiga ah ee Al Macruuf Godinlabe ee uu usoodhamaaday exmaku allh uga baryayaan๐คฒ in uu Guuleeyo dhamaantood iyo in ay kasoomuuq daan 10ka kaalmood ee ugu saraysa exmaka
______GUUL IYO NATIIJO WANAAGSAN DHAMAAN ARDAYDA_______๐๐
24/06/2025
Godinlabe Talaado Tr 24/6/2025
Alxm waxaa maantay si hab samileh usoodhamaaday exmaka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad oo ay qaadaysay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug
Waxaa. Allh hakaga baryaynaa in ay kasoomuqqdaan 10ka kaalmood oo ugu saraysa dhamaan ardayda Godinlabe qaasatan ardayda Almacruuf Godinlabe
___________________dhamaad______________________
05/06/2025
Khamiisโ Tr: 05-June, 2025.
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug waxay shaacisay ๐๐ฎ๐ฑ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ Fasalka ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ ee sanad dugsiyeedka ๐๐๐๐-๐๐๐๐.
Guul ayaan urajaynaynaa dhamaan ardayda galmudug gaar ahaan arda Almacruuf Godinlabe ๐คฒ
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ ๐๐๐๐๐ง!
-DHAMMAAD-
04/06/2025
Arbacoโ Tr: 04-June-2025.
๐๐๐๐๐๐๐ฃ๐ฉ๐ ๐๐๐ง๐ช๐ข๐๐๐ ๐๐ข๐ฉ๐๐ญ๐๐๐ฃ๐ ๐ ๐๐๐จ๐๐ก๐ ๐ ๐ด๐๐๐-๐๐ค๐๐ค๐ก๐ ๐ ๐๐๐ก๐๐๐๐ช๐ช๐.
Wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug, Waxay shaacisay xarumaha imtixaanka fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2024-2025 gobolka ๐๐ฎ๐น๐ด๐ฎ๐ฑ๐๐๐ฑ.
Waxa aan natiijowanaagsan urajaynaynaa dhamaan ardayda galmudug gaar ahaan arda Almacruuf Godinlabe oo aan u rajaynayno kaalmaha 1__10 i.a๐คฒ
19/05/2025
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug waxa ay sitoos ah u shaacisay xiliga lagalaayo exmaka naqliga ah
Natiijo wanaagsan ayaan u rajaynayaa dhaam ardayda school Almacruuf Godinlabe
01/05/2025
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug waxa ay sitoos ah ugu dhawaaq day waqtiga lagalaayo exm fasalada 8aad
Diyaar garow wacan ardayda Almacruuf Godinlabe
04/04/2025
OGEYSIIS MUHIIM AH ๐ข
Maamulka school Al Macruuf Godinlabe Muumin Cali Aadan waxa uu ardayda waalidiinta iyo dhamaan Howl wadeenada Dugsiga Almacruuf Godinlabe ogeysiinayaa in fasaxii gaabnaa uu gabogabo yahay, isla markaana waxbarashadii iyo Daruustii sanad dugsiyeedka 2024-2025 ay si rasmi ah dib ugu bilaaban doonto maalinta Bari ah Sabtida, 5-ta April 2025.
Waxaa lagula dardaarmayaa ardayda in ay si buuxda ugu diyaar garoobaan dib ugu soo laabashada iskuulka, una hoggaansamaan waqtiga iyo xeerarka waxbarashada. Xiliga imaashaduna waasidiisii h**e wax na lagama badalin
Waxaan idiin rajeynaynaa sanad dugsiyeed guul leh! ๐๐
Waxbarta aan Barwaaqo Gaarne โ๏ธ๐๐
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug
11/09/2024
Part two waa qeybtii hadyadaha oo ay u gu sootala galeen qalin jabiya yaashu macalimiintooda iyo waali diintoda
__________DHAMAAD______________