Dugsiga Hoose/Dhexe ee Faadumo Sheekh Cumar ee deegaanka Xinbarwaaqo Degmada Hobyo ee gobolka Mudug
Al-Birri Primary & Secondary School waxaa la furay 13-july 2017 waa iskuul hoose dhexe iyo sare ah oo ku yaala magalada Xenlebi ee gobolka Mugug somaliya. iskuulku wuxuu hoos tagaa wasaaradda waxbarashada Galmudug waxbarashadiisuna waa lacag la'aan .