اقوال وحكم عن الدراسة
1* التوقف عن التعليم هو التوقف عن الحياة.
2* أكبر عدو للإنسان هو جهله، وأقوى سلاح هو علمه.
Al-Birri Primary & Secondary School
Al-Birri Primary & Secondary School waxaa la furay 13-july 2017
waa iskuul hoose dhexe iyo sare ah oo ku yaala magalada Xenlebi ee gobolka Mugug somaliya.
iskuulku wuxuu hoos tagaa wasaaradda waxbarashada Galmudug waxbarashadiisuna waa lacag la'aan .
16/09/2025
XAFLADDA FURITAANKA SANAD DUGSIYEEDKA 2025-2026 AL-BIRRI PRIMARY & SECONDARY SCHOOL EE MAGAALADA XINLEBI MUGDUG -SOMALIA
waxaan marka ugu horaysa u mahad celinaynaa allaah subxaanahu watacaalaa ka dibna waxaan u mahadcelinaynaa dhamaan ka soo qayb galayaasha xafladda furitaanka sanad dugsiyeedka 2025-2026 Maamulka iyo macalimiinta, culimaa,udiinka, odayaasha, hooyooyinka iyo dhalinyarada
waxaan kaloo u mahad celinaynaa Aas aasihii schoolkaan xinlebi (Shiikh Cabdullahi Diiriye Abtidoon ) oo runtii u tafaxaytay in uu umaddiisa Jahliga ka saaro isla markaana ugu deeqay iskuulkaan aadka u wayn oo qaadi kara in ka badan 300 oo arday
waxyaabaha uu deegaankaan ugu deeqay way badan yihiin waxaana ka mid ah
1- Ceel biyood Riig ah
2- Warshadda biyaha sifaysa .
3- Dhismaha Iskuulka hoose dhexe iyo sare ee Al-birri primary & secondary school
4- 3 masaajid oo mid ka mid ihi yahay masjid jaamic ah oo aad u wayn
waxaa intaa dheer in markii uu iskuulka noo dhisay noona qalabeeyay
In uu mushaarka Macalimiinta iskuulka naga bixiyo
In uu iskuulka dayactirkiisa noo sameeyo
In uu buugaagta ardada iyo dharka yunifoonka ah noogu gado
In uu naga wada daboolay dhamaan kharashaadka kala duwan oo ku baxa iskuulka
waxaan leenahay ilaahay miizaanka xasanaadka ha u saaro
waxaan kaloo ugu baaqaynaa dhamaan dadka degan Magaaladaan Xinlebi iyo nawaaxigeeda inay ka faa,iidaystaan waxbarashadaan bilaashka ah oo ay ubadkooda keensadaan iskuulka wuu u furan yahay wax lacaga lagama rabo
waxaan kaloo ugu baaqaynaa dadka kale ee ka soo jeeda deegaanadaan oo ilaahay wax siiyay in ay ayaguna dowrkooda ka qaataan oo umaddooda wixii ay u qaban karaan u qabtaan
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال، وأدام عليكم الصحة والعافية، ووفقكم لخيري الدنيا والآخرة
ونسأل الله لنا و لكم التوفيق و السداد
وان يبارك الله لكم في أيامكم ولياليكم، وجعل عيدكم هذا عيدا سعيداً مباركاً عليكم وعلى سائر أمة محمد صلى الله عليه وسلم. والحمد لله رب العالمين.
وكل عام وأنتم بخير وبصحة وعافية وأمان وإيمان.
14/09/2022
إياك و كبار السن !!
قد يرقدون ولا ينامون ، وقد يأكلون ولا يهضمون ، وقد يضحكون ، ولا يفرحون ، وقد يوارون دمعتهم تحت بسمتهم .
¤ كبار السن :
يؤلمهم بُعدُك عنهم ، وانصرافُك من جوارهم ، واشتغالُك في حضرتهم .
¤ كبار السن :
لم يعودوا محور البيوت وبؤرة العائلة كما كانوا قبل فانتبه ولا تكن من الحمقى فتشقى !!
¤ كبار السن : قريبون من الله دعاؤهم أقرب للقبول ...
¤ كبار السن :
قلوبهم جريحة ونفوسهم مطوية على الكثير من الأحزان .
¤ كبار السن :
الكلمة التي كانت لا تريحهم حال قوتهم الآن تجرحُهم والتي كانت تجرحهم الآن تذبحُهم !!
¤ كبار السن :
لديهم اوقات فراغ يحتاجون من يسمع لحديثهم ، ويأنس لكلامهم ، ويبدو سعيداً بوجودهم .
¤ كبار السن :
غادر بهم القطار محطة اللذة ، وصاروا في صالة انتظار الرحيل ...
¤ كبار السن :
يحتاجون إلى بسمةٍ في وجوههم ، وكلمةٍ جميلة تطرق آذانهم ، ويداً حانية تمتد لأفواههم .
¤ كبار السن :
هم الأب ، والأم ، والجد ، والجدة ، وسواهم من ذوي القرابات .
♡ أجعلهم يعيشون أياماً سعيدة ، ولياليَ مشرقة ويختمون كتاب حياتهم بصفحات ماتعة من البر والسعادة حتى إذا خلا منهم المكان لاتصبح من النادمين .
♡ كن العِوضَ عما فقدوا ، وكن الربيعَ في خريف عمرهم وكن العُكّازَ فيما تبقى .
♡ سلامٌ على كبارِ السن ... ♡ وسلامٌ على من يراعون كبارَ السن ... "
¤ هم كبار السن الآن ، وسيذهبون وعما قليل ستكون أنت هذا الكبيرَ المسنَّ ... المقبل .. فأحذر
وانظر ما أنت صانع وما أنت زارع ..!
#مناشير
11/07/2022
فقه سجود السهو
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Xinlebi
Hobyo
2021100
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 12:00 |
| Tuesday | 07:00 - 12:00 |
| Wednesday | 07:00 - 12:00 |
| Saturday | 07:00 - 12:00 |
| Sunday | 07:00 - 12:00 |
02/10/2025