Qaranrow primary school

Directions

Qaranrow primary school education

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž! ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž! ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž! Maamulka iyo macalimiinta iskuulka waxay hambalyo udireyaan ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š iskuulka ee k...
17/08/2026

๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž! ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž! ๐‡๐€๐Œ๐๐€๐‹๐˜๐Ž!

Maamulka iyo macalimiinta iskuulka waxay hambalyo udireyaan ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š iskuulka ee ku guuleysatay ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž dugsiga Hoose/ Dhexe ee Qaranroow sanad dugsiyeedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, ee ay qaadday ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐‡๐ข๐๐๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐š๐œ๐ฅ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ซ๐ซ๐ž ee galmudug

Waa dufcaddii ugu horaysay ee kaqalin badalata
DUGSIGA/H/DH Ee degaanka Qaranroow

Unagudubta dugsiga Sare ee uu yeelanayo degaanka Qaranroow markii ugu horaysay

WABILLAHI TAWFIIQ

17/08/2026
17/08/2026

Qudbad xasaasi ah oo ay ubaahneed galkacyo

Kana timid ciddii mudneed in ay katimaado

Mahadsanid mudane madaxweyne

๐–๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐งShaacinta Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Dhexe, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.
16/08/2026

๐–๐š๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง

Shaacinta Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Dhexe, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

๐–๐€๐‘๐†๐„๐‹๐ˆ๐.Wasaaradda Waxbarashada Hidda iyo Tacliinta Sare ee Galmudug, waxa ay la Wadaagaysaa Ardayda, Waalidiinta iyo M...
19/04/2026

๐–๐€๐‘๐†๐„๐‹๐ˆ๐.

Wasaaradda Waxbarashada Hidda iyo Tacliinta Sare ee Galmudug, waxa ay la Wadaagaysaa Ardayda, Waalidiinta iyo Maamulada Dugsiyada Galmudug, Xilliga la qaadayo Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga dhexe ee ๐™๐™–๐™จ๐™–๐™ก๐™ ๐™– ๐Ÿด๐™–๐™–๐™™ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

- ๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ -

27/03/2026
27/03/2026
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug,Waxay la wadaageysaa dhammaan dugsiyada ku yaalla Galmud...
27/08/2025

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug,
Waxay la wadaageysaa dhammaan dugsiyada ku yaalla Galmudug, heyโ€™adaha waxbarashada iyo guud ahaan bahda waxbarashada ๐—ž๐—ฎ๐—น๐˜๐—ถ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ-๐—ฑ๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

Kaltirsigan waxaa si faahfaahsan ugu cad:

โ€ข Bilaha waxbarashada

โ€ข Maalmaha waxbarashada

โ€ข Saacadaha waxbarashada

โ€ข Xilliyada fasaxyada

โ€ข Xilliyada qaadista imtixaanaadka

Illaa iyo dhammaadka sanad-dugsiyeedka 2025โ€“2026.

Fadlan lifaaqa hoose guji si aad ula dagto isagoo PDF ah.

https://drive.google.com/file/d/1n4FeVL1Ir3WxCoGRpTOxGMBDUpatL5Am/view?usp=drivesdk

-DHAMMAAD-

Xafiiska Warfaafinta - Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug.

Address

Qaranrow
Hobyo
71

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaranrow primary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category