Find schools & colleges in Hargeisa. Listings include Sahal School of Technology, dayax online college, Dugsiga Barashada Qur'aanka ee Aflax, Halka baro chanel, Keeyo and Cabdirashiid daahir cabdi. Click on each in the list below the map for more information.
Degelkan waxaanu ugu tallo galney in aanu ka faafino dacwadda Islaamka,barashada Quraanka karimka ah iyo barashada Shareecadda Islaamka
Markazu ramdaan Quran Online Waa Markaz aad ku baran doonto Higaada Xifdiga Quranka Ducooyinka Siirada Rasuulka SWC
ugu kaalay baanadihii boolka masaxmay kaaga go.ay godkiisii ama taraydhka samaynayey
Hadaad Xumaato Kaama Xog Yari Hadaa Samaatana Wa Sida La Rabay ��
Maqaam Is a Elearning platform, it provides an opportunity to those who want to learn new skills.
Madashan waxaad ka heli doonta barashada Xirfadaha Shaqo, Caafimaad, Horumarineed iyo sidoo kale culuumta kala duwan ee muhiimka ah.
Kusoo dhowow xarunta toba-barada ee ifiye academy. Xaruntu waxa ay bixin doontaa courses kala duwan kaasi oo waxbadan wax ka tari doona suuqyada casriga ee dunidan hada aynu ku nool nahay ee casriga ah.
if you want to learning to mathematics and Arabic and Quran come the siraaj online colleg.
Waxaan idin hayna macalimiin aqoon fiican u leh waxay dhigayaan oo heerkooda aqooneed uu yahay mid jamacadeed