Cabdi cumar

Cabdi cumar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdi cumar, Personal coach, abdiasiisomer1818@gmail. com, Hargeisa.

06/11/2021

Wadaniyad dad badani waxay aaminsanyihiin macnayaal isu dhaw oo odhanaya: wadaniyadu waa shay aad uqaali ah, oo leh qiimo aad aad usarreeya, taas oo wax lagu qiyasaa aanay jirin. Waxa kale oo kamid ah, wadaninnimadu waa dareen qofka ku beeran ama lagu beero oo ah in uu qofku dalkiisa iyo dadkiisa jeclaado, oo uu naftiisa u bixin karo dadkiisa iyo dalkiisa, taas oo uu ka qayb qaadanayo waxyaalaha horumarka u ah bulshada, maal iyo ficilba. Sidoo kale, wadaniyadu waa barashada cilmiga bulshada ee ku wajahan barashada xuquuqda qufku u leeyahay inuu helo (right) iyo mas'uuliyada qofka muwadinka ah lagu leeyahay ama laga doonayo. Waxa kale oo lagu sheegay barashada iyo ku dhaqanka xorriyada bulshada,sharciga,iyo sida hab-dhaqanka muwadinka kaligiis uu saamayn ugu leyahay arimaha caamka ah iyo nidaamka siyaasadeed ee dalka. Inta aynaan faallada kale u gudbin waxa loo bahan yahay in aynu astaynu ayaa muwaadin ah. Sida dawladaha adduunku ubadan yihiin muwaadin waxaa lagu noqdaa in qofku jinsiyada ku helo xaqa u dhalashada dalka waa sida uu ku salaysan yahay shuruucda inta badan ee wadamada reer galbeedka.

09/09/2021

Qabyaaladda
------------
Qabiilku wax madumiyo laakiin Qabyaladda ayaa wax dumisa.

Address

Abdiasiisomer1818@gmail. Com
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi cumar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category