Dugsiga waxaa la aasaasay sannadkii 1996-dii, waxaana uu leeyahay 29 sano oo waayo-aragnimo wax-barasho oo heer sare ah. Sannadkii 2020, dugsiga waxa uu ku guulaystay inuu galo kaalinta 8aad ee qiimeynta dugsiyada ugu fiican dalka.
Adult Commercial Secondry school Waa Aasaska Furaha nolosha waana bad Baadiyaha bulshda aqoon la aan waa Iftiin al aan