Guri'el Primary & Secondary School

Guri'el Primary & Secondary School

Share

Empowering students with the knowledge, values, and skills they need to build a brighter future.

โ€‹"Shaping Minds, Building Futures"

Waxa aan u adeegnaa bulshadeena si aan u bad baadino jiilka beri soo baxaya sidii ay u noqon lahaayeen ku wax tara diinta, dalka iyo dadkaba.

Photos from Guri'el Primary & Secondary School's post 18/05/2026

Xaflad kooban oo saakay ka dhacday xarunta dugsiga ayaa abaalmarinno lagu guddoonsiiyey kooxdii ku guuleysatay koobka kubbadda cagta ardayda dugsiga, ciyaaryahankii ugu fiicnaa tartanka, iyo gooldhaliyihii ugu fiicnaa tartanka.

Hambalyo dhammaan guuleystayaasha.

Photos from Guri'el Primary & Secondary School's post 14/05/2026

Waxaa meel gebageba ah inoo maraya tartan aqooneedka ardayda dugsiga

๐Ÿ“ท Galabley

19/04/2026

๐–๐€๐‘๐†๐„๐‹๐ˆ๐.

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug, waxa ay la Wadaagaysaa Ardayda, Waalidiinta iyo Maamulada Dugsiyada Galmudug, Xilliga la qaadayo Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga dhexe ee ๐™๐™–๐™จ๐™–๐™ก๐™ ๐™– ๐Ÿด๐™–๐™–๐™™ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

- ๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ -

Photos from Guri'el Primary & Secondary School's post 09/04/2026

Arbaco, 8-da April waxaa si guul leh noogu soo gabagaboobay imtixaankii billeedka labaad ee sannad-dugsiyeedka 2025/2026.

Guul ayaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda!

20/03/2026

๐ŸŒ™โœจ CIID MUBAARAK โœจ๐ŸŒ™

Maamulka, Macallimiinta iyo Ardayda dugsigu waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan waalidiinta, ardayda iyo bulshada inteeda kale munaasabadda barakaysan ee CIIDDA.

Waxaan idiin rajeynaynaa Ciid farxad leh oo ay weheliyaan caafimaad, nabad iyo barwaaqo. Alle ha naga wada aqbalo soonkii iyo acmaashii suubbanayd, dalkeenna iyo dadkeenana ha ka yeelo kuwo ku naallooda nabad iyo horumar joogto ah.

Ciid wanaagsan dhammaantiin.

13/02/2026

๐ŸŽ“โœจGraduation Congratulations! โœจ๐ŸŽ“

The administration, teachers, students and the entire community of Guri'el Primary & Secondary School proudly extend their heartfelt congratulations to Mr.Ali Mohamud Nor Nawaf Qasiiri on successfully completing his Second Batch in Information Technology (IT).

This achievement reflects true hard work, dedication, commitment and perseverance. It is a clear demonstration of professional growth, innovation, excellence and leadership in the field of education and technology.

Your accomplishment is a source of pride for our school and an inspiration to our students and colleagues.We are confident that your advanced knowledge and skills will greatly contribute to the development of education and technological advancement in our community.

๐Ÿคฒ May Allah bless your knowledge,grant you continued success, wisdom, prosperity, excellence, and make your achievement beneficial for your faith, your country and your people.

๐ŸŽ‰ Congratulations on this remarkable milestone.

The future is bright!

14/01/2026

Arbaco, 14 January 2026, waxaa si rasmi ah noogu soo idlaaday imtixaankii dhexe ee xilli waxbarasheedka 2025/2026.
Waxaan marka h**e u mahadcelineynaa Allah SWT oo inoo suurto-geliyey in howshan si habsami leh noogu qabsoonto.

Sidoo kale, waxaan mahad gaar ah u jeedineynaa barayaasha dugsiga, kuwaas oo dadaalkooda iyo hagitaankooda ay laf-dhabar u ahaayeen guusha imtixaankan.

Ardaydeennana waxaan u rajeyneynaa natiijooyin wanaagsan iyo guul.

Mahadsanidiin ๐Ÿ™๐Ÿ“˜

25/11/2025

๐—ช๐—”๐—ฅ๐—š๐—˜๐—Ÿ๐—œ๐—ก ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—›

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Galmudug
waxay ku wargelineysaa dhammaan maamulayaasha dugsiyada,
In imtixaanka Dugsiga Dhexe
ee sannad dugsiyeedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“โ€“๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”
laga keeni doono fasalladan soo socda.

โœ… ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ
โœ… ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ


- ๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ -

Xafiiska Warfaafinta - Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug

https://www.tiktok.com/

https://x.com/MoECHEGalmudug

22/11/2025

HAMBALYO MAALINTA BARAHA SOOMAALIYEED!

Dugsiga Guri'el waxa uu hambalyeynayaa dhammaan barayaasha Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda Maalinta Baraha Soomaaliyeed, oo ku beegan 21-ka Nofeembar awgeed.

Waxaan u diraynaa hambalyo iyo mahadcelin gaar ah barayaasha dugsigeenna oo maalin kasta u taagan kobcinta aqoonta iyo garaadka ardayda.

Mahadsanidiin Barayaal!



Photos from Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug's post 21/11/2025
Want your school to be the top-listed School/college in Guri Ceel?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Jidka Dabarre, Waaxda Sagal, Xaafadda Howlwadaag
Guri Ceel

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:30
Tuesday 07:00 - 17:30
Wednesday 07:00 - 17:30
Saturday 07:00 - 17:30
Sunday 07:00 - 17:30