Waxaan nahay dugsi waxbarasho oo xooga saara tayada, akhlaaqda iyo kobcinta mustaqbalka ardayda. Waxaan ku dadaalnaa in arday kastaa helo aqoon, hanuun iyo xirfado uu ku gaaro guul. ��
Wa page u tagan so gudbinta xogta si loo la wadago dhaman Ardayda macliminta.shaqalah iyo qaybaha kala duwan ee bulshada