02/05/2026
Dhammaan Maamulka, Macallimiinta, Ardayda iyo Hawlwadeenada Dugsiga Alcimra waxa aan katacsiyeyneynaa Geerida Kutimid Allaah ha unaxariistee Aabe MUXUMED SALAAD SABAAY.
Marxuumka oo Kamid ahaa Waalidiinta Dugsiga waxa aan Allaah ugu Baryeynaa JANNO, Dambigiisa dhaafo, Qabrigana uwaasiciyo.
Dhamaaan Qoyska, Caruurta, Ehelka iyo Saaxiibada uu kabaxayna Allah Samir iyo Iimaan hanaga wada siiyo Adeer.
20/11/2025
Mudnaanta Macallinku waa Muhiim.
20/11/2025
Hambalyo Hambalyo
Waxa aan uhambalyeyneynaa Guud ahaan Barayaasha Soomaaliyeed.
Barayaasha waa hagayaal iyo tusayaal kaalin weyn oo muuqata kuleh Bulshooyinka.
Barayaasha Soomaaliyeed waxa aay kushaqeeyaan Duruufo kala duwan oo hadba nuuc ah oo aay sabab utahay Xaaladda Dalka iyo Dadka.
Barayaasha Waxa aay muujiyeen Dadaal, Adkeysi, naf hurnimo iyo inaaysan Ardayda Soomaaliyeed aqoon weynin.
Macalimiinta Soomaaliyeed kaalintooda iyo Sabarkooda dartii waxa aay mudan yihiin Abaal Marin iyo kawarqab
Waxa aan guud ahaan bulshada fareynaa inaay Macalimiinta Qiimeeyaan, ixtiraamaan, Casuumaan, Abaalmariyaan, kawarqabaan oo aay Iloobin Doorka Macalinka.
Si gaar ah waxa an Hambalyo leenahay Macallimiinta Iskuulka ALCIMRA. MAHADSANIDIIN.
03/04/2025
REMEMBERING.
We are ready at that day.
30/03/2025
Hambalyo, Ciid wanaagsan, Ciid Mubaarak.
تهنئة، عيد سعيد، عيد مبارك.
Waxa aan Hambalyada iyo Farxadda Munaasabadda Ciida Soonfur lawadaageynaa Dhammaan Muslimiinta Dunida Gaar ahaan Ummada Soomaaliyeed.
Farxad, Caafimaad, Nabad iyo Barwaaqo kuciida,
Allah ha inaga Aqbalo Acmaasha aan gudanay.
Rabbi Raali hanaga wada noqda dhamaanteen.
Ugu dambeyn:
Waxa aan si gaar ah Hambalyo uleenahay Maamulka, Macallimiinta, Ardayda, Howlwadeenada iyo Waalidiinta Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Al-Cimra.
كل عام وأنتم بخير.
Farxad, Nabad iyo Caafimaad kuciida.
Ciid Wanaagsan Dhammaantiin.
Ciid Mubaarak.
29/03/2025
Welcome to the answer to last night's question.
Ans= Allah, Because There is no one other than Allah who can create.
Congratulations to those who provided the correct answer.
Like and share. Thanks a lot.
28/03/2025
Complete the following sentence with a suitable subject, then explain why you chose the name you used.
Be the First Comment and test your knowledge.
Like and share. Thanks a lot.
28/03/2025
Kusoo dhawaada Jawaabta Su'aashii Xalay.
J= Badaha Maro Dalka Koonfur Afrika waa 2 Badood oo Kala ah:
Badda Hindiya iyo Badda Atlantic.
Hambalyo dadka Bixiyey Jawaabta Saxan.
Lasoco Su'aasha Caawa 09:00 PM InshaAllah
Kuxirnaaw Boggaan Like and Share udheh Saaxiibadaada.
Mahadsanid.
27/03/2025
Dalka Koonfur Afrika waxaa maro Labo Badood,
Hadaba Magacyada Badahaas waa
B) Badda Hindiya & Badda Pacific.
T) Badda Atlantic & Badda Cas.
J) Badda Pacific & Badda Mediterranean.
X) Badda Hindiya & Badda Atlantic.
Be The First Comment and test your knowledge.
Like and share. Thanks a lot.