06/06/2026
Imtixaanka Dhamaadka Sanad Dugsiyeedka 2025/2026 ee Dugsiga Hillaac ayaa maanta (06/06/2026) si rasmi ah u bilowday.
Guul ayaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda. ๐๐
Hillaac Primary and Secondary School
03/06/2026
๐๐ณ๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ผ๐ผ๐ป ๐ฆ๐ต๐ถ๐ณ๐ โ ๐๐ถ๐ป๐ฎ๐น ๐๐
๐ฎ๐บ๐ถ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ง๐ถ๐บ๐ฒ๐๐ฎ๐ฏ๐น๐ฒ
Jadwalka Imtixaanka Term-ka Labaad ee Sanad Dugsiyeedka 2025/2026 ayaa la soo saaray.
Ardayda waxaa lagu wargelinayaa inay si wanaagsan ugu diyaar garoobaan imtixaanka.
๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐๐ฒ๐๐๐ง ๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐ซ๐๐ฃ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐ง๐๐.
Hillaac School
03/06/2026
๐ ๐ผ๐ฟ๐ป๐ถ๐ป๐ด ๐ฆ๐ต๐ถ๐ณ๐ โ ๐๐ถ๐ป๐ฎ๐น ๐๐
๐ฎ๐บ๐ถ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป ๐ง๐ถ๐บ๐ฒ๐๐ฎ๐ฏ๐น๐ฒ
Jadwalka Imtixaanka Term-ka Labaad ee Sanad Dugsiyeedka 2025/2026 ayaa la soo saaray.
Ardayda waxaa lagu wargelinayaa inay si wanaagsan ugu diyaar garoobaan imtixaanka.
๐๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐๐ฒ๐๐๐ง ๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐ซ๐๐ฃ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐ง๐๐.
Hillaac School
31/05/2026
Jowhar 31/05/2026
SHAACINTA JADWALKA IMTIXAANKA FASALKA 8AAD EE SANAD DUGSIYEEDKA 2025-2026
Wasaaradda waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Dowladda Hirshabelle Waxa ay Shaacineysaa Jadwalka Imtixaanka Fasalka 8aad Ee Sanad Dugsiyeedka 2025-2026.
Dhammaad
Xafiiska Warfaafinta Wasaaradda Waxbarashada Hirshabelle .
25/05/2026
๐ข OGEYSIIS FASAX
Dugsiga Hillaac wuxuu ogeysiinayaa ardayda, waalidiinta iyo bahda waxbarashada in fasaxa Ciidul-Adxa uu bilaabanayo 26-05-2026 islamarkaana dib loo bilaabayo 30-05-2026.
Fasax wanaagsan dhammaantiin. ๐โจ
22/05/2026
๐ ๐
๐๐ข๐๐ค ๐๐๐ฃ๐๐๐๐จ๐๐ฃ ๐
โAqoontu waa hanti aan lumin, qofkii maanta bartana berri ayuu ifayaa.โ ๐โจ
Ku barbaari ubadkaaga goob ay ku kulmaan
๐๐ฆ๐ค๐ค๐ฃ, ๐๐ฃ๐จ๐๐๐ญ ๐๐ฎ๐ค ๐ข๐ช๐จ๐ฉ๐๐ฆ๐๐๐ก ๐๐๐๐ฎ๐.
๐ซ Hillaac School
13/05/2026
Tartan cilmiyeedkii Dugsiga Hillaac si qurux badan ayuu inoogu soo gabagaboobay. ๐๐
Aqoonta, Anshaxa iyo Hormarka ayaa ah jidka guusha.
Sawirradda qaar ka mid ah tartan cilmiyeedka Dugsiga Hillaac 2025/2026 ๐๐ฅ
Hambalyo dhammaan ardayda ka qayb gashay ๐
13/05/2026
๐๐ Hambalyo Fasalka 6aad ๐๐
Fasalka 6aad ee Dugsiga Hillaac ayaa kaalinta 1aad ka galay Tartanka Cilmiga sanad dugsiyeedka 2025/2026. ๐โจ
Guushan waxay ka dhalatay dadaal, aqoon iyo karti dhab ah. Hambalyo dhammaan ardayda iyo macallimiinta. ๐
Hillaac Primary and Secondary School