Omar Binu Khidhab Primary and Secondary School-Baladwein

Omar Binu Khidhab Primary and Secondary School-Baladwein

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Omar Binu Khidhab Primary and Secondary School-Baladwein, School, Balad Weyn.

20/11/2025

Maalinta berri ah waa maalinta macalinka Soomaaliyeed.

Waxaan u mahadcelinayaa dhammaan macallimiinta dadaalka, dulqaadka iyo hagidda aan dhammaadka lahayn ku bixiya korinta jiilka soo socda. Waad mahadsan tihiin macallimiinow, dadaalkiinna iyo dhidib u taagiddiinnu waa iftiinka aqoonta.

Nala wadaag macalinkii kuugu saameynta badnaa macalimiintaadii wax kusoo bartay.

20/11/2025

Farriinta Wasiirka ee ku aaddan Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.


22/10/2025

Guddiga Doorashada Midowga Ardayda.

22/10/2025

Al ustaad Sheekh Axmed Cabdalle

Photos from Omar Binu Khidhab Primary and Secondary School-Baladwein's post 22/10/2025

Midowga Ardayda Omar Bin waxa ay dooranayaan Gudoomiyaha iyo Godoomiye Ku xigeenka Midowga, waxaana musharaxiin ah:

1. Cabdifataax Ibraahim Cismaan
2. Cabdinajiin Muxumed Cabdulaahi
3. Cabdifataax Maxamed Shugri
4. Faadumo Maxamed Maxamuud
5. Muxumed Maxamed Cali

Guul ayey u rajeynayaa tartamayaasha.

Photos from Omar Binu Khidhab Primary and Secondary School-Baladwein's post 08/09/2025

๐๐ž๐ฒ๐›๐ญ๐š 1๐š๐š๐

๐’๐š๐ฐ๐ข๐ซ๐š๐๐š ๐š๐ซ๐๐ฒ๐๐š

08/09/2025

๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ƒ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐›๐ข๐ง๐ฎ ๐Š๐ก๐ข๐๐ก๐š๐› ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐…๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š 2025/2026.

Maamulaha Dugsiga ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐๐ข๐ง๐ฎ ๐Š๐ก๐š๐๐ก๐š๐› ๐๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ซ๐ฒ & ๐’๐ž๐œ๐จ๐ง๐๐š๐ซ๐ฒ ๐’๐œ๐ก๐จ๐จ๐ฅ Al ustaad Xasan Maxamuud Xaayoow ayaa ku dhawaaqay furitaanka rasmiga ah ee iskuulka Omar sanad dugsiyeedka 2025-2026, isaga oo ugu baaqay dhammaan ardayda in ay muujiyaan dedaal dheeri ah, si ay u gaaraan guulo waaweyn oo dhanka waxbarashada ah.

Maamulka Dugsiga wuxuu rajeynayaa in sanadkan cusub uu noqdo sanad guul, horumar iyo barwaaqo u horseeda ardayda Soomaaliyeed.


20/08/2025

Hambalyo! ๐ŸŽ‰
Aad ayaan ugu faraxsanahay guushaada iyo kaalinta fiican ee aad ka gashay imtixaanka.

Waxay caddeyn u tahay dadaalka, kartida iyo adkeysigaaga.
Waa sharaf iyo bogaadin ku habboon adiga iyo qoyskaagaba.

Kaalinta aad heshay ha noqoto mid kugu dhiirrigelisa guulo ka sii waaweyn mustaqbalka, hana kuu noqoto waddo kuu ifisa heerar aqooneed oo ka sarreeya.

Mar labaad hambalyo! Waxaan kuu rajaynayaa horumar iyo guul joogto ah. ๐ŸŒŸ๐Ÿ“š

Muxumed Maxamed Cismaan โœ…

20/08/2025

Hambalyo Ardayda Ugu Dhibcaha Sareeya Fasalka 8aad

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabelle, Mudane Saciid Hagar Camalow, wuxuu hambalyo diiran u diraa 10-ka arday ee ugu dhibcaha sareeya ee ka qayb galay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8aad sanad dugsiyeedka 2024-2025.

Waxaan bogaadinaynaa dadaalkooda, aqoontooda, iyo himilooyinkooda sare, waxaana rajaynaynaa in guulahaasi ay horseedaan mustaqbal waxbarasho oo ifaya.

Hambalyo iyo guul joogto ah dhammaan ardayda!




20/08/2025

๐Ÿ“ข Ku Dhawaaqista Natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabelle ayaa goordhow ku dhawaaqi doonta natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad.

๐Ÿ‘‰ Ardayda fasalka 8aad waxaan U rajeynayaa guul idilkood.

25/06/2025

๐ŸŽ‰ Hambalyo Habeenka Xorriyadda โ€“ 26-ka Juun! ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda xuska 65-aad ee Habeenka Xorriyadda 26-ka Juun โ€” habeenkii taariikhiga ahaa ee ay gobollada Waqooyi ee Soomaaliyeed xorriyaddooda qaateen.

Waa habeen aan dib u milicsanayno halgankii qiimaha lahaa ee geesiyaasha Soomaaliyeed, kuwaas oo naftooda u huray sidii loo heli lahaa xorriyad, midnimo, iyo madaxbannaani buuxda.

Hambalyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed!

Omar waa hoyga aqoonta

30/05/2025

Jadwalka Imtixaanka Qaranka 2024/2025

Want your school to be the top-listed School/college in Balad Weyn?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Balad Weyn

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00