Waxaan halkaan idinkula wadaagi doonnaa horumarka iyo hiigsiga waxbarashada
Dugsiga Hoose, dhexeiyo Sare ee Jubba waxa uu ku yaal magaalada Baardheere xaafadda kaskey. Dugsiga Jubba waxa uu wax weyn ka qabtay oo uu kaalin lixaad leh ka qaatay waxbarashada degmada Baardheere