26/04/2026
Agaasime waaxeedka Quality Assurance Department ee saddexda gobol ee Jubbaland ayaa kormeer shaqo ku sameeyay Iskuulka Haldoor Primary ee ku yaalla Degmada Baardheere, gaar ahaan xaafadda Kurmaan.
Kormeerkan ayaa ujeedkiisu ahaa qiimeynta tayada waxbarashada, habsami u socodka maamulka dugsiga, iyo heerka ay ardaydu gaareen. Agaasimaha ayaa sidoo kale la kulmay maamulka, macallimiinta, iyo ardayda, isagoo dhiirrigelin iyo talooyin wax ku ool ah siiyay si loo sii xoojiyo tayada waxbarasho ee dugsiga.
Intii uu kormeerku socday, waxaa la bogaadiyay dadaalka muuqda ee ay sameeyeen maamulka iyo macallimiinta Iskuulka Haldoor, gaar ahaan horumarka dhinacyada nadaafadda, anshaxa ardayda, iyo joogtaynta waxbarashada.
Sidoo kale, Agaasimaha ayaa si gaar ah u ammaanay doorka mu’asasada Iskuulka Haldoor, isagoo xusay in dugsiga lagu dhisay meel aad loogu baahnaa, gaar ahaan deegaan ay adag tahay in ardaydu ka soo gudbaan xilliyada roobka marka cimiladu is beddesho.
Tani waxay muujineysaa aragti fog iyo dadaal dhab ah oo lagu fududeynayo helitaanka waxbarasho ee carruurta deegaanka.
Kormeerkan wuxuu qayb ka yahay dadaallada joogtada ah ee lagu horumarinayo tayada waxbarashada ee dugsiyada ku yaalla Jubbaland.
09/12/2025
Creating a calm and happy environment for students is a powerful motivation for academic progress.
When learners feel safe, respected, and encouraged, their minds open to knowledge. A peaceful classroom reduces stress, improves focus, and builds confidence. Happiness boosts creativity, participation, and the desire to learn more.
A calm learning environment is not just comfort—it is a foundation for academic success.
Teachers, parents, and the school community must work together to create positive spaces where every student feels valued and inspired to reach their highest potential.
09/12/2025
Haldoor Organizes Meeting with School Committee and Women’s Groups to Promote Girls’ Education
Haldoor today facilitated an important meeting bringing together the school committee, community women’s groups, and local leaders with the shared objective of promoting girls’ education.
The discussion focused on strengthening community awareness, addressing barriers that prevent girls from attending school, and encouraging families to prioritize their daughters’ learning.
Participants emphasized:
The vital role of mothers and women’s associations in mobilizing households
Creating a safe and supportive school environment for girls
Encouraging regular attendance and reducing early marriage
Joint community–school initiatives to support vulnerable girls
The meeting ended with a strong commitment from all stakeholders to work together so that every girl in our community receives equal access to quality education.