Al-furqaan primary & secondary school Bardhera

Al-furqaan primary & secondary school Bardhera

Share

Waxaan halkaan idinkula wadaagi doonnaa horumarka iyo hiigsiga waxbarashada

Photos from Al-furqaan primary & secondary school Bardhera's post 06/02/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Anagoo Ah Bahda Al-Furqaan Primary & Secondary School Maamul,Macalin iyo Ardayba waxan Halkaan Tahniyad Aroos Ooga diraynaa Ustaadkeena iyo Gabadheena Qaaliga ah:

Mohamed Bin Assad iyo Nasra Ahmett Apdirahmaan oo arooskoodu ka dhacay Degmada Baardhere.💍❤️

Waxaan Leenahay Isku Waara Ubad qayr qaba Kala Helo Wiil iyo caano Gabar iyo Caano .

Allaha Idinka Yeelo Reerkii Barakooba Barwaaqo iyo Baraar Kuwada Noolaada Aamin Aamin Aaamin.

(الله يبارك لكما ويبارك عليكما ويجمع بينكما في خير).

02/02/2026

SHAACINTA NATIIJADA IMTIXAANKA TEERAMKA 1AAD

Xafiiska imtixaanaadka Dugsiga Al-Furqan Primary & Secondary School-Bardhere, Wuxuu Ogeysiinayaa Dhammaan Ardayda Dhigata Iskuulka in Natiijada Imtixanka Teeramka 1aad ( Mid-Term Exam) ee sanad dugsiyeedka 2025-2026 ay diyaar tahay.

FIIRO GAAR AH: Arday kasta Wuxuu Natiijadiisa ka heli karaa Appka Barbaariye Upp.

Guul wacan ayaan idin leenahay dhammaantiin insha Allah.

31/01/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH: DIB U BILAABASHADA DURUUSTA/ Axad/01-02/2026.
____________________________________________
Maamulka Dugsiga Al-Furqan Primary & Secondary School waxa uu si rasmi ah u wargelinayaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda in duruusta dib u bilaaban doonto maalinta Axada ah, taariikhdu marka ay tahay 01/02/2026.

Dhamaan ardayda waxaa laga rajeynayaa in ay kusoo laabtaan iskuulka waqtiyadooda saxda ah, anshax wanaagsan iyo u diyaargarow waxbarasho, si loo xaqiijiyo horumar waxbarasho oo miro-dhal ah.

Maamulka dugsigu waxa uu ku boorrinayaa waalidiinta in ay si dhow ula shaqeeyaan iskuulka, ayna gacan ka geystaan dhiirrigelinta iyo hagidda caruurtooda.

🎓 Al-Furqan Primary & Secondary School– Hoyga aqoonta iyo anshaxa wanaagsan.

Photos from Al-furqaan primary & secondary school Bardhera's post 22/12/2025

Bandhig subexeedka fasalka 1aad ee D/sare.
Su'aalo (diin & maadi) xujooyin, riwaayado-dhaqameed iyo wacyi-galin ayey soo bandhigeen ardeyda.
Waxeyna bixiyeen hadiyado kala duwan inti uu bandhigga socday.
🙏❤️

Photos from Al-furqaan primary & secondary school Bardhera's post 14/12/2025

Qoraaga Buugga (Aqoonta Daryeelka Hooyada) Dr-Miski Cabdinuur Salal iyo Guddiga Maktabadda Degmada ayaa saaka booqasho noogu yimid.
Drs miski waxey halkaasi nagu gudoonsiiyay buuggeeda qiimaha badan oo runtii aynu wax badan ka faa'iidi doono.
Maamulka, Macallimiinta iyo Ardeydaba waxey niyad sami iyo soo dhawayn umuujinayaan drs miski iyo bahda maktabadda guudba.

Photos from Al-furqaan primary & secondary school Bardhera's post 07/12/2025

Fasalka 2aad ee dugsiga sare qeybtiisa 1aad (Form-2A) oo saaka soo jeediyay bandhig-subexeedka isbuuclaha ah ee iskuulka Al-furqaan.

29/11/2025

Ustad: Mohamed Bin Assad oo kamid ah barayaasheena hor-seedka ah.
Al-furqaan primary & secondary school Bardhera

Photos from Al-furqaan primary & secondary school Bardhera's post 27/11/2025

Qado-sharaf iyo marti-qaad ayey ardeydeena u sameeyeen macallimiintooda.
Wali waxaa socda maamuuska macallimka oo soo billaabatay bishaan 21-keedi.
Al-furqaan primary & secondary school Bardhera

25/11/2025

Goos goos: Xuska macallimiinta

Photos from Al-furqaan primary & secondary school Bardhera's post 22/11/2025


Xafladda xuska maalinta macallimka soomaaliyeed (21_November) oo ay soo agaasimeen ardeyda ayaa maanta ka dhacday xarunta Al-furqaan.
Intey xafladda socotay waxay ardeyda soo bandhigeen bandhig aan horey loo arag, waxeyna sidoo kale macallimiinta gudoonsiiyay hadiyado qaali ah.
Filo goor dhaw muuqaallo qurux badan 🎊🎦

22/11/2025

Innagoo tixgalineyna sidoo kalena dhaqan galineynaa amarka ka soo baxay WWH&TS ee ah in berri la fasaxo dhammaan goobaha waxbarashada;
Waxaan ardeyda, macallimiinta iyo bah-weynta waxbarashada ee Al-furqaan ku war-galineynaa in berri 23_nov_2025 oo axad ah iskuulku inoo fasaxanyahay.

Dabaal-degga xuska macallimka soomaaliyeed 🙏

21/11/2025

Congratulations 🎊 👏. 21_Nov_2025.
Maanta oo ah maalinta xuska Barayaasha soomaaliyeed.
Waxaan Hambalyo iyo Bogaadin lawadaagaynaa macalimiina qaaliga ah.
Mudanow ustaadkeena❤️
Markuu xarafta meeriyo❤️
Waa malab sidiisoo❤️
Xikmad baan ka maalmaa❤️

Want your school to be the top-listed School/college in Baardheere?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Geedawoowe
Baardheere
2000