30/12/2025
مات الشهيد جسدا لكن صوته وروحه ما زال في كل مكان .مات شهيدا مستبشرا بطلا مغوارا فارق الدنيا الفانيه الي آخره فيها جنه عرض السماوات والأرض
Madrsada gabdhaha ee khadija bintu khuweylid
30/12/2025
مات الشهيد جسدا لكن صوته وروحه ما زال في كل مكان .مات شهيدا مستبشرا بطلا مغوارا فارق الدنيا الفانيه الي آخره فيها جنه عرض السماوات والأرض
17/12/2025
Bismillah
Walaalayaal ka qeyb qaata dhismaha madrasada khadiija bint khuweylid ee degmada beledxawo
الصدقة الجارية: مفتاح السعادة في الدنيا والآخرة
SADAQADA JAARIYADA AH WAXAAY FURA
U TAHAY FARXADA ADUUN & AAKHIRO
Ka qayb qaado dhismaha
Madarasada Khadiija bintu
Khuwaylid ee gabdhaha agoomaha,
kana mid noqo dadka samaha reebay
ee ajarkoodu socdo xitaa
dhimashadooda kaddib. Noqo sabab
kor loogu qaado aqoonta iyo nolosha
gabadh agoon ah.
Qaababka aad ku bixin karto:
– EVC Plus: +252 616012316
– Edahab: +252 626012316
– M-PESA: 0741909938
“Wax alla wixii kheyr ah oo aad horay u
sii dirsataan, waxaad ka heleysaan
Ilaahay agtiisa.”
(Al-Baqarah: 110)
Ardayda madarsada khadija bintu khuweylid ayaa xaflad qurux badan oo si heer sare loo soo agaasimay ugu hambalyeeyay macalimadooda ah na maamulaha مدرسة خديجه بنت خويلد للبنات ustaadah Hodan Aadan Maxamed
Cameraman 🎥 Abdifatah abdirahman
Codeynta/edit: abdullahi Mohamed Adam
22/10/2024
Ardayda madarasada مدرسة خديجه بنت خويلد للبنات Ayaa xaflad Hampalyo iyo maamuus ah u qabtay ustaadah Hodan Aadan Maxamed oo ah maamulaha iyo macalimada madarasada
Xaflada ayaa ahayd mid si qurux badan loo soo agaasimay
Ardayda ayaa soo bandhigay aqoontooda iyo Cilmiga ay ku barteen madarasada
Maamulka waalidiinta iyo ardayda dhaman waxay mar labaad Hampalyo leeyihiin ustaadah macalimad hodan Adan Mohamed
Cilmiga aad baratay Allah hakugu anfaca