1-Dug. Waxa uu gudbina Waxbarasho tayeysan. 2- Dug. Waxa uu ubadka ku barbaarinayaa Akhlaaqda Suuban.
Cumar binu khadab ugu kaaalay aqoon tayo leh iyo akhlaaq suuban
Markizkan waxaa lagu bartaa Xifdiga Quraanka Kariimka ah, waxaanu ku yaalaa Degmada Macalim Haaruun. Markizkan waxaa dhigta in kabadan 400 oo arday. Markizka waxaa la dhigtaa labada gelin ba.
"اذا زرتني يوما وأنا تحت تراب أطلب مني أن يغفرني الله من ذنوبي وأن يعفوا عني سيآتي 'وأنت اطلب من الله ذلك' " وهو الغفور الرحيم"
Dugsiga H. Dhexe & Barbaarinta 18 May