05/06/2023
XAFLADDA QALIN-JABINTA
dufcadda 6aad ee Xufaada Markisu Al-raxma oo tiradoodu dhantahay 56 arday.
Markizkan waxaa lagu bartaa Xifdiga Quraanka Kariimka ah, waxaanu ku yaalaa Degmada Macalim Haaruun. Markizkan waxaa dhigta in kabadan 400 oo arday.
NEW HARGAYSA
Hargeisa
00252
Be the first to know and let us send you an email when Markasu Raxma Al-Kheyri posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.
Send a message to Markasu Raxma Al-Kheyri: