02/12/2018
Ogaysiis Ogaysiis
Kuliyada Caalamigaa ee Queen Collage waxay Ogaysiineysaa inay bixineyso Koorsooyin Kookooban (Short Courses)
Waxaanay kala yahiin Sidan .
1:English Advancer
2 English Basic
Journalism
3 multi media
4 Managment
5 First Aid
6 pharmacology
7 computer
Dhamaan Koorsooyinkaasi waxay ku Baxayaan Habkii ugu Dambeeyay oo Casriya iskuguna Jira Theory And Practical
Waxaana kuu dhigaaya Barayaal Aqoon iyo Khibrad Dheeraada u leh Maadooyinka ay Dhigaayaan
Kala Xidhiidh
Telefoonada :0636628255/0634061560/0659112810