Find schools & colleges in Garoowe. Listings include Xarunta qur.aan saarka ee Shifada al furqaan, Dugsiga Al.Hidaaya Q.Xero Geel, Wacyi Dhise, Nihaa__girl__, Faculty of Business & Management In EAU-Garowe and Puntland Institute of Media and Communication Studies. Click on each in the list below the map for more information.
Waa Xarunta Qur'aan Saarka Al-Furqaan Garoowe Waxaana Xarunta lagu Dawaynaayaa , Jinka , Isha , sixirka iyo xasadka .
Halkan waa bogga rasmiga ah ee dugsiga hoose iyo barashada qur,aanka ee Al_hidaaya garoowe
Kuliyadda Maamulka Iyo Ganacsiga Ee Jaamacadda Bariga Africa-GAROWE
Machadka Warbaahinta iyo Daraasaadka Isgaarsiinta ee Puntland (PIMCS) wuxuu u taagan yahay horumarinta warbaahinta, cilmi-baarista, iyo horumarinta xirfadaha saxaafadda, iyo Isgaarsiinta. Waxaan ardayda ku qalabeynnaa aqoonta iyo xirfadaha warbaahinta.
Dugsiga hoose ee daaru furqaan ee barashada quraanka iyo waxbarashada maadiga ah
ICRA works on climate change, governance for resilience, the environment, economic policy etc