16/10/2024
Bismi laah :
Awallan assalaamu calaykum dhamaan dadka ku xiran Dugsiga hoose ee daaru furqaan .
Maanta waxaa soo idlaaday imtixaanki billaha ee kalka h**e sanad dugsiyeed 2024 _2025.
Guul wacan dhamaan ardayda