26/07/2024
Soomalida maanta
Mararka qaar waxaad is odhan alla nasiib xumidaa
Wllhy waqtiga lagu jiro waa waqti aad u adag
Dagaal.siyaasi iyo mid diini iyo mid dhaqan iyo mid jiritaan iyo mid dhuleedba waa la inagu hayaa
Xaalad midnimo iyo wadajir iyo isxulufaysi iyo feejignaan looga gudbi karo ayaan kujirnaa
Soomaalida waaqica maanta indhaha ayay kalaabteen
Iyagaa isku mashquulsan
Dhalinyarooy hala baraarugo waxaa lagaadhay xiligii aan kacdoonka dhalinyarada hogaamin lahayn
Kacdoonka badbadada dhalinyarada somaliyed